NAIROBI, Kenya (AP) - Ethiopian, Somali and Kenyan security forces were searching Tuesday for two Kenyan policemen who went missing in northeastern Kenya during a routine patrol assignment along the border with Somalia, a senior police officer said Tuesday.
The two men disappeared on Sunday while patrolling on foot the northeastern tip of Kenya that borders Ethiopia and Somalia, said Antony Kibuchi, the Northeastern Province police chief.
Kenya closed its border with Somalia in January after government troops there, backed by Ethiopian forces, dislodged an Islamic movement from the Somali capital, Mogadishu, to avoid members and sympathizers of the Islamic group crossing into Kenya, the most peaceful and stable country in the region.
"At this point we are not ruling out kidnapping or abduction," Kibuchi told The Associated Press, declining to give any other details about the policemen's disappearance.
More than 100 Kenyan soldiers, paramilitary police and wildlife rangers together with counterparts from Ethiopia and Somalia conducting one of the largest joint search and rescue missions in the region, Kibuchi said.
He said one search was spanning a 100-kilometer (62-mile) stretch along the border with Somalia and another was along 200 kilometers (124 miles) of border with Ethiopia.
Security forces of 3 countries search for 2 missing Kenyan p
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Security forces of 3 countries search for 2 missing Kenyan p
Back to the days of the SHIFTA wars !
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Security forces of 3 countries search for 2 missing Kenyan p
Labo Askari Oo Ka Tirsan Wadanka Kenya Oo Lagu Afduubay Xuduudka Soomaliya Iyo Kenya Iyo Masuuliyiinta Labada Wadan Oo Ka Arrinsaday Xiisadaasi
Jun 12,2007
by B/Xaawo-GEDO-NN
Laba nin oo ka mid ah booliska ilaalada xaduud kenya ayaa la la yahay sidii ay ugu soo shaqo tageen xaduudda u dhaxaysa magaalada B/Xaawo iyo Mandheeraa ee labada wadan Soomaliya iyo Kenya. Labadaas nin ayaa loo maleynayaa in la afduubay, ayadoo aan la garanayn meel ay haatan ku sugan yihiin.
Madaxa ciidanka booliska Mandeeraa Mr.Maeg ayaa shalayba la soo xariiray maamulka iyo odayaasha magaalada B/xaawo sigoo u sheegay inay la yihiin laba askari iyo qoryahoodii ay filayaan in loo afduubay deegaano ku dhow dhow howdka magaalada Beled Xaawo ee gobalka GEDO. Nabadoon Sheekh Maxamed Xaadle oo ka mid ah degaanadaas iyo maamulka degmada ayaa u balan qaaday masuuliyiinta hadii ay jirto arrinta ah in askartaas lagu haysto aaga B/xaawo ay soo xaqiijin doonaan. Masuuliyiint maamulka degmada iyo nabadoonada degaanka ayaa isla markiiba waxay u qalab qaateen sidii ay u soo ogaan lahaayeen labadaas askari meel ay ku sugan yihiin iyo cidda lagu tuhmayo inay ka dambeeyaan falkaasi afduubka ah oo ah fal aan horay uga dhici jirin degaanadaasi.
Si kastaba ha ahaatee, masuuliyiintii maamulka degmada iyo waxgaradkii kale oo ku howlanaa arrintaan ayaa ku guulaysan waayey inay helaan xogag rasmi ah oo la xiriirta labadaas askari oo ka tirsanynd ciidanka ilaalada xadka ee labada dal. Warar la isla dhex marayay oo la xaqiijin karin ayaa sheegaya in labadas askari la la aaday aagag ka baxsan degmada Beled-Xaawo oo lala aaday dhulka howdka oo u dhaxeeya degmada Luuq iyo Beled-Xaawo. Nabdoon Xaaji Muxumed afay oo ka mid ah nabadoonada beel ka mid ah beelaha degga degaankaasi ayaa si kulul u beeniyay arintaas oo ku tilmaamay waxba kama jiraan.
Masuuliyiin dhanka amniga qaabilsan ee dowladda Kenya oo uu hormuud u yihiin madaxa booliska Gobalka Waqooyi Bari M.Antoniyo iyo taliya nabad sugida Gobalkaasi ayaa shir isugu yeeray maamulada labada wadan ee Itoobiya Iyo soomaaliya, ayagoo ka codsaday inay soo raadiyaan labadaasi askari meesha ay ku danbeeyeen iyo sidii lagu soo ogaan xogta rasmiga ah oo la xiriirto afduubkooda.
Usbuuc ka hor ayaa waxaa dagaal gacanta uu ku dhexmaray ciidan boolis oo ah kuwa Kontrabandka ilaaliya oo ka tirsan dowladda Kenya iyo dhalinyaro ku shaqaysata gaari dameerada qaada kotorobaanka, iyagoo ay halkaas dhaawacyo ka soo gaareen boliska iyo dhalinyardiiba, halkaasoo nin ka mid ah dhalinyaradaasi oo ahaa reer B/xaawo ay si xun jir dil ugu sameeyeen ciidanka Kenya, haatanna weli uu xabsiga ku jiro magaalada Mandheera.
Cabdirizaq Sanka-GEDO-NN-Beled-Xaawo

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 279 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 664 Views
-
Last post by RovingMadness
-
- 0 Replies
- 426 Views
-
Last post by TAATIKO
-
- 17 Replies
- 1593 Views
-
Last post by Padishah
-
- 2 Replies
- 384 Views
-
Last post by BigRedBook
-
- 0 Replies
- 448 Views
-
Last post by Coeus
-
- 10 Replies
- 900 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 0 Replies
- 279 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 529 Views
-
Last post by gobdoon