Muqdisho:Qaraxyo xalay ka dhacay caasumada Soomaaliya ee Muqdisho.
13. juni 2007
APL
Tool
Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
--------------------------------------------------------------------------------
Print This Article | Daabaco warkaan
Muqdisho(AllPuntland)-Qaraxyo kala duwan,ayaa waxa ay xalay ka dhaceen caasumada Soomaaliya ee Muqdisho,gaar ahaan saldhigyo ay leeyihiin ciidamada dawlada Itoobiya,ee kaalmeynaya Booliska Soomaaliya.
Qaraxyadan ayaa ,waxaa lasheegay in ay jiraan khasaare uu geystay ,inkastoo aan la aqoon,inta uu le egyahay khasaaraha soo gaaray ciidamada dawlada Itoobiya,ee la wareeray.
Saldhigyada laweeraray,waxaa ka mid ah warshadda hore ee Baastada,oo ah fariisan ay leeyihiin ciidamada dawlada Itoobiya,waxaana saaka xiran ,wadooyinka soo gala.
Hawlgalo lasheegay,in ay jawaab uyihiin qaraxyadii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho,ayaa waxaa sameeyey ciidamada dawlada Itoobiya,waxaana lasheegay in ay ciidamadu diideen,in gaadiidka dadweynuhu isticmaalaan wadadaasi.
Qaraxyadan waxa ay ku soo aadeen,xili caasumada Soomaaliya ee Muqdisho daganeyn ,todobaadkan aynu jirno,inkastoo ay ka socdaan hawlo hubka looga dhigayo,shacabka ku dhaqan caasumada Soomaaliya.
Ciidamada dawlada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee caasumada Soomaaliya jooga,ayaa waxa ay saaka ,halkii ka sii wadaan hawlaha amaanka caasumada Soomaaliya ,wax looga qabanayo,ka dib markii xalay ay dhaceen qaraxyadaasi.
Ciidamada dawlada Soomaaliya ,ayaa waxa ay haatan ku jiraan udiyaar garowga ,shirka dibuheshiisiinta beelaha Soomaaliyeed oo sida dawladu sheegtay ,qabsoomaya maalinta bari ah.
Dawlada faderaalka ee Soomaaliya ayaan,ka hadlin weerarkan lugu qaaday ,saldhiga ciidamada dawlada Itoobiya ku leeyihiin,magaalada Muqdisho.
Faarax C/qaadir Geylan
AllPuntland
BREAKING NEWS ETHIOPIAN SOLDIERS ATTACKT IN MOGADISHO
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- Posts: 119
- Joined: Wed Jun 06, 2007 7:28 am
Re: BREAKING NEWS ETHIOPIAN SOLDIERS ATTACKT IN MOGADISHO
Dembiilayaasha maxkamad baanu keeneynaa. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 2134 Views
-
Last post by Ninxoon2
-
- 1 Replies
- 735 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 1 Replies
- 711 Views
-
Last post by mahamed99_sex
-
- 12 Replies
- 1401 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 14 Replies
- 1096 Views
-
Last post by Heritage!
-
- 3 Replies
- 477 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 21 Replies
- 2417 Views
-
Last post by Shirib
-
- 0 Replies
- 584 Views
-
Last post by Warsai
-
- 8 Replies
- 1583 Views
-
Last post by guhad122
-
- 9 Replies
- 1435 Views
-
Last post by BigBreak