Look at the hypocrisy. The same website that wrote couple weeks ago Ogaadeen fought with Barre Hiiraale around Bu'aale and sent him back to Baardheere trying to come to Kismaayo and wrote the TFG is trying name Cumar Jees as Defense Minister because they want to shukaansi Ogaadeen, is now insulting Biixi and saying the Ethiopians forced the TFG to name him.
[quote]Cabdirisaaq Biixi oo magacaabistiisa ay lahaayeen Tigreegu, Cali Geedina uu akhriyay warqad loo dhiibay ee uusan asagu lahayn awood uu wax ku magacaabo ayaa ahmiyadda ugu wayn ee ay Tigreegu ka lahaayeen ay ahayd in lagu dajiyo beesha uu ka dhashay oo labo marin oo muhiim ah oo ciidamada Tigreegu ka soo galaan Soomaaliya ay beeshiisu dagantahay gaar ahaan Balanbale iyo Dooloow.[/quote]
.
Dhagar qabe Col. Cabdirisaaq Biixi oo loo magacaabay jagadii laga fiijiyay Col. Bare Hiiraale
Muqdisho (14 Jun 07), Mujrimka weyn ee Cali Geedi ayaa jagadda wasiirka gaashaandhigga ee dawladda dabo dhoonka ah u magacaabay Col. Cabdirisaaq Biixi oo ay isku hayb yihiin Col. Bare Hiiraale.
Cabdirisaaq Biixi ayaa kamid ahaa dadkii ugu horeeyay ee ciidamada Tigreega ku soo gadh-qaada ciidda Soomaaliyeed wuxuuna ka mid ahaa ragii ka danbeeyay weerarkii ay ciidamada Tigreegu ku qaadeen sanadkii 1996 gobolka Gedo.
Wuxuu sidoo kale Cabdirisaaq ka mid ahaa gacanyarayaashii ay ciidadama Tigreegu kaga tageen gobolka Gedo markii ay ka qabsadeen ururkii Al-Itixaad si ay ugu soo jaajuusaan wixii ay ka muuqdaan shacaa'irta Islaamka ee gobolka lagu arko.
Cabdirisaaq waxaa kaluu kamid ahaa ururkii SRRC ee Tigreegu u dhiseen in laga hor keeno oo lagu burburiyo dawladdii Carta ee Cabdiqaasim Salaad Xasan madaxweynaha ka haa.
Magacaabidda Cabdirisaaq ayaa dabo socota qorshe uu Tigreegu ku doonayo inuu maamulka dawladda dabo dhoonka ah si tartiib tartiib ah ugu wareejiyo gacanyareyaashii horay ugu soo shaqeeyay ee ay soo tijaabiyeen.
Cabdirisaaq Biixi oo magacaabistiisa ay lahaayeen Tigreegu, Cali Geedina uu akhriyay warqad loo dhiibay ee uusan asagu lahayn awood uu wax ku magacaabo ayaa ahmiyadda ugu wayn ee ay Tigreegu ka lahaayeen ay ahayd in lagu dajiyo beesha uu ka dhashay oo labo marin oo muhiim ah oo ciidamada Tigreegu ka soo galaan Soomaaliya ay beeshiisu dagantahay gaar ahaan Balanbale iyo Dooloow.
Markii dhinaca wanaagsan laga fiiriyo waxaa cad in Rabi (SW) uu dhinac u saarayo dhamaan dadkii dulmiga iyo danbiga ka galay ummadda Soomaaliyeed si aynan ugu dhex dhuuman shacabka Soomaaliyeed ee ay dulmiyeen loona hilmaamin dulmigii iyo dhaqartii ay galeen.
Soomaalidu waxay tidhaahdaa "hilo walba ka cabtayee waa tii yaxasku kaa qaadi lahaa". Xaqa iyo baadilku wuu kala baxay toobadduna mar kasta way furantahay balse Tigree iyo adeegayaashiis idam Alle waa laga guulaysan. Nin kastoo dalka iyo diinta danbi ka galay balse moodaya in la hilmaamay xaqa ayaa soo qaban.
KismaayoNews.com
Same Og website that said next DF is Jees, insulting Biixi.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Same Og website that said next DF is Jees, insulting Biixi.
sour grapes. Who cares about them anyway.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 604 Views
-
Last post by Nomand
-
- 190 Replies
- 5660 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 11 Replies
- 660 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 43 Replies
- 2588 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 0 Replies
- 481 Views
-
Last post by DalJecel60
-
- 0 Replies
- 186 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 3 Replies
- 442 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 238 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 2 Replies
- 6661 Views
-
Last post by siren