BREAKING NEWS BOMB IN BAYDHABA
Posted: Thu Jun 14, 2007 3:04 pm
Magaalada Baydhabo oo caawa qarax xoogan uu ka dhacay
Baydhabo
Magaalada Baydhabo oo ah xarunta DFKMG ayaa waxaa ka dhacay qarax xoogan meel shaleemo ah kaasoo ay ku geeriyoodeen tira dad ah oo gaaraayo 5 qof halka dhaawaca uu intaas ka badnaa.
Qarax oo dhacay wax yar ka hor ayaa wal wal badan ku buuray dadka reer Bayhabo oo iyagu ah dad inta badan jecel nabada iyadoona ay shaki badan ku abuurtay dadka deegaanka qarax dhacay caawa .
Qaraxaan oo ka dhacay xaafada Horseed sida uu noogu soo waramay wariye madaxbanaan oo ku sugna goobta uu qaraxa ka dhacay.
Baydhao oo aheyd goobtee lagu qaarajinrabay madaxweynaha DFKMG Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa aheyd meel nabdoon uusan qarax ka dhicin waxii ka danbeyey ka soo tagida labada masul ee ugu sareysa Dowlada kuwaas oo usoo guuray magaalada Muqdisho .
Dhanka kale caawa oo intabada Muqdisho ay aheyd meel aysan ka dhicin qaraxyo io dagaalkii fool ka foolka ahaa ee habeen hore ka dhacay Muqdisho/
Dadka reer Muqdisho oo inta badan ay caawa dhagaha u taagneyd ayaan ilaa iyo hadda wax qaracx iyo iska horimad oo aan maqal