
War deg deg ahah Laba Qarax kale oo xoogan oo ka dhacay goordhaweyd Magaalada Muqdisho
Laba qarax xoogan oo kale ayaa ka dhacay wax yar ka hor qeyb kamid ah Muqdisho iyadoona qaraxyadaasi laga maqlay qeyba madan oo Muqdisho ah
Labadaan qarax ayaa ku soo beegmay goor hore ay laba qarax ka dhaceen Isgooyska Sanca iyo 4ta jirdiina kuwaas oo lala beegsaday ciidamo Itoobiyan ah iyo kuwa Soomaali ah
3saac gudaheyda ayaa Muqdisho ka dhaceen Afar qarax oo xoogan taasoo meesha ka sareyso rajadii laga qabay in amaanka Muqdiasho uu soo hagaagayo
Magaalada Muqdisho oo maanta hareysay Qaraxyo ayaa cabsi badan ku abuurtay dad badan oo dhawaan ka soo laabtay qax
kala soco dayniile waxii ka soo kordha qaraxyadaan cusub