deegaan diinsoor iyo raaxoole waa leh beesha cawramale

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

ayadoonle
Posts: 40
Joined: Mon Nov 13, 2006 5:05 am
Contact:

deegaan diinsoor iyo raaxoole waa leh beesha cawramale

Post by ayadoonle »

taarikh dheer deeegan beesha cawramale gobolka bay waxaa runtii xiligii talyaaniga joogay ka talin jiray nin cawramale ahaa caan ahaa la dhihi jiray jeelle sadiiq kadib waxaa xilka kala wareegay gaashan boodh kaas oo ahaa hogaamiya dhab ah xili uu joogay talyaani laakiin waxaa soo baxay bagati kadsib in xili kii ay la wareegaan beela nala dagan qaar ka mid ah laakiin taas waa mid la iskii danbeeya waayo maamulka deegaan diinsoor wxaa kasoo garay beesha cawramale 2 kalaiayah meesha bellah kale lasiiyay in kabadan 7 qof laakiin waa wax dhici doonin loona jooga arinkaas tanxigta ma ogtihiin shaati guduud inuu yahay cawramale isla markaan raacay beesha xariin oo 2 laf uga badan yihihin cawramale fore more information cawramale only tribe deegaan raxanwayn ka talin isla markaan boqotooya ka ahaan jiray waa qabiil kaliya aan afka raxan wayn ku hadlin ayaga ajuuran

fore more information contect me garlabe2006@yahoo.com
Col-Leysaan
Posts: 71
Joined: Sun Sep 02, 2007 2:23 pm
Location: Mur aboodaa

Re: deegaan diinsoor iyo raaxoole waa leh beesha cawramale

Post by Col-Leysaan »

Waa ka xumahay hadii ay jirto xaq daro aad tirsaneysid, waana wax loo baahanyahay in la saxo, hase yeeshee inaad tiraa diinsoor cowramalaa iska leh!

waa wax lala yaabo oo u baahan ka fiirsasho. Diinsoor waxeey ka tirsantahay dhulka la yiraah DOOY hadii aad degaankaa taqaanidna waxaa jirta maahmaah soo jireen ah oo ka tarjumeysa degenaanshaha dhulka ay degenyahiiin DABARE.

oraahdaasoo ah DOOYAA DEGEE, DEBARI DILLEE, DOO MA AHE. taasoo micnaheedu yahay DOOY inaan dago dabarana dilo ma noqoneyso, taa anigu waxaan ka dhadhansankaraa in dabaruhu ahaa dad xoog ballaaran ku leh meesha.

Xaqaaqa u dagaalan dhulka xubinta aa ku leedahayna raadso balse iska ilaali inaad xaqdarro u doodo oo aad tiraa anigaa wixiba iska leh.


[quote="ayadoonle"]taarikh dheer deeegan beesha cawramale gobolka bay waxaa runtii xiligii talyaaniga joogay ka talin jiray nin cawramale ahaa caan ahaa la dhihi jiray jeelle sadiiq kadib waxaa xilka kala wareegay gaashan boodh kaas oo ahaa hogaamiya dhab ah xili uu joogay talyaani laakiin waxaa soo baxay bagati kadsib in xili kii ay la wareegaan beela nala dagan qaar ka mid ah laakiin taas waa mid la iskii danbeeya waayo maamulka deegaan diinsoor wxaa kasoo garay beesha cawramale 2 kalaiayah meesha bellah kale lasiiyay in kabadan 7 qof laakiin waa wax dhici doonin loona jooga arinkaas tanxigta ma ogtihiin shaati guduud inuu yahay cawramale isla markaan raacay beesha xariin oo 2 laf uga badan yihihin cawramale fore more information cawramale only tribe deegaan raxanwayn ka talin isla markaan boqotooya ka ahaan jiray waa qabiil kaliya aan afka raxan wayn ku hadlin ayaga ajuuran

fore more information contect me garlabe2006@yahoo.com[/quote]
ayadoonle
Posts: 40
Joined: Mon Nov 13, 2006 5:05 am
Contact:

Re: deegaan diinsoor iyo raaxoole waa leh beesha cawramale

Post by ayadoonle »

:lol: nin xiiqsan sxb is qabooji dhulkaan waxaa leh dhowr beel cawramale waa leeyahay waxaan filiyaa waxaad inaad wali aad arkin dhax istagin sida loo kala daganyahay dadka aad ka shekayanysid waan u talin jirnay mudo dheer eelay walaalahooda dhan aniga ayaa u talain jiray gadhaha ayay noo waxaan u dara jirnay askar wardiyeesa boqortooyada cid kasta leh laakiin isbadal badan kadib markii ay gudbeen qarnigii 1800 ay gudbeen 7 kun qays dhanka gobolka kismaayo ayaa cidan meesha ku soo bateen haadese dooyna hal beel malaha walaala dagaa raaxoole waxaa leh cawramale 8 tuulo kale ku dhow dhow adigana nafkama horeen ibraham xaafsade moordi ka qadi jiray raaxoole back to reality and seach the historical backround of cawranale tribe and there evironmenty ka fiirso ama ka fiirsan hadafkeena waa inaan dhulkeena lasoo noqonaa xaqeena soo ceshenaa insha allah
adigana waxba ma ogid doona hasoo galin aqoon saas uma lihid dadka daga cariga ladho dooy magacas ninka u bixiyay soo ogow ninkuu ahaa waxa kasoo jeeda dooya waa ceed ka mid ah ciidaha carada gaduudan so ama ah faka may may af qoran ma,aha somali ay ogtahay wax yar kadib wax kasta ku arki doonta indhahada news ayaad kal socon doontaa wax kasta insha allah
waxaan arkay ina wax ogeen hal meel u xaglisid beel kaliya 4 beel ayaa dhulkaas dagta iyo kabadan waa ajuuran boqorta ahan jiray geeradle dabare iyo cawramale uga xaniya wayn yahay
bye sxb ogow xaqiiqda wax hafin boobkan ka socda somalia
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Baay”