Why doesn't Sade send and army from Kismayo and just dismant
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Why doesn't Sade send and army from Kismayo and just dismant
these guys in Bulogudud? Obviously these guys have been causing trouble with robbing, etc., and sooner or later we're going to have to deal with them anyway. I don't see the point in not finishing them off.
Re: Why doesn't Sade send and army from Kismayo and just dismant
Luq read this, beesha SADE will attack them soon.
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Odayaasha Beelaha SADE ayaa maanta ku yeeshay magaalada Kismaayo kulan xasaasi ah oo ay kaga hadleen dil shalay tuulada buulagaduud loogu gaystay laba askari oo ka timid Degmada Jilib ee Gobolka J/dhexe.
Kullankaan oo saxaafada loo diiday ayaa sida uu sheegay afhayeenka beeshaas waxaa laga soo saaray go,aan baaq kama dambays loogu jeediyay dawlada KMG ah. Xasan maxamed Cali waxaa uu sheegay in kullanka maanta ay beeshiisu ugu baaqday dawlada KMG ah in ay muddo Saddex maalmood ah ay wadada ka wareejiso waxa uu ugu yeeray kooxda Burcada ah ee jidgooyooyinka dhigatay deegaanka Buulagaduud.
“ Shalay waxay dileen nimankaas labada askari oo ka tirsan xooga dalka oo Jilib ka yimid waxayna u dhaqmayaan qaab qabiil hade hadii ay dawladu mudadaas wax ku qaban waydo anaguna si qabiil ah ayaan ula dhaqmi doonaa” ayuu yiri Xasan dheere oo tibaaxay in ay ku guulaysteen in maleeshiyooyinku aysan wax aargoosi ah u gaysan shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo.
Xiisad ayaa laga daremayaa magaalada kismaayo waxaana ay maleeshiyooyin aan cidina ka amar qaadan ay isku fidiyeen deegaano Tuulada goob wayn ka xiga dhinaca Buulagduud taas oo abuurtay cabsi dagaal. Shalay Aroortii Hore Ciidamada ku sugan Tuulada Buulagaduud waxaa ay toogteen laba askari oo ka soo kala jeeda Beelaha Absame Iyo Sade oo ka tirsan Guutada saddexaad kana yimid magaalada Jilib.
Sida ay sheegeen Goob joogayaal askariga ka soo jeeday beesha Absame ayaa isku dayay in uu difaaco kan kale oo ay doonayeen in ay maleeshiyadu disho waxaana ay markii dambe wada toogteen labadi askari taas oo la sheegayo in ay keentay khilaaf soo kala dhexgalay ciidamada Buulagaduud oo halkaas ku degan haybta kablalalx ee Harti iyo Absame.
GEDO-NN-Kismaayo News Desk

- Ugaas Diini
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4452
- Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
- Location: Dar Al-Islam
Re: Why doesn't Sade send and army from Kismayo and just dismant
They don't need to attack but cut off all their supplies. They are being funded from Kismaayo and the leadership there is allowing it for some strange reason.
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: Why doesn't Sade send and army from Kismayo and just dismant
In order for SADE to attack them, the pre-emptive strike must be legitimate, otherwise they would look like the aggressors.
SADE has acted smart and issued an ultimatium to TFG. If they do not fulfill the ultimatum, Mareexaan will have the pretext needed to launch an attack.
SADE has acted smart and issued an ultimatium to TFG. If they do not fulfill the ultimatum, Mareexaan will have the pretext needed to launch an attack.
Re: Why doesn't Sade send and army from Kismayo and just dismant
We wait three days, some of the SADE are already around buuloguduud.
[quote]Xiisad ayaa laga daremayaa magaalada kismaayo waxaana ay maleeshiyooyin aan cidina ka amar qaadan ay isku fidiyeen deegaano Tuulada goob wayn ka xiga dhinaca Buulagduud taas oo abuurtay cabsi dagaal.[/quote]
[quote]Xiisad ayaa laga daremayaa magaalada kismaayo waxaana ay maleeshiyooyin aan cidina ka amar qaadan ay isku fidiyeen deegaano Tuulada goob wayn ka xiga dhinaca Buulagduud taas oo abuurtay cabsi dagaal.[/quote]
- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
- zackabdul
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3313
- Joined: Tue May 01, 2007 4:22 pm
- Location: The Canadian Artic
Re: Why doesn't Sade send and army from Kismayo and just dismant
What I don't understand is, why isn't Abdullahi responding to what's going on in Kismayo? What do you guys think?
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Why doesn't Sade send and army from Kismayo and just dismant
Zak that is what everyone is wondering brah.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1418 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 11 Replies
- 686 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 2 Replies
- 388 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 2 Replies
- 300 Views
-
Last post by Kramer
-
- 22 Replies
- 1201 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 799 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 2 Replies
- 467 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 8 Replies
- 1152 Views
-
Last post by Cunaaye25