Page 1 of 1

Dabadhilif Mohamed Dheere in Nairobi Hospital

Posted: Sun Jun 17, 2007 9:20 am
by Lacageylacag
Nairobi,17,June-07 (Qaadisiya.com) Mujrimka dhiig cabka ah ee lagu magacaabo Maxamed Dheere ayaa la xaqiijinayaa in loo qaaday magaalada Nairobi si loogu soo daweeyo kadib markii uu gabay socodka, waxaana xusid mudan in waayadan Maxamed Dheere uu ku dhutinayay bakoorad.

Maxamed Dheere ayaa dhaawac culus waxa uu ka soo gaaray dagaalkii jihaadka ahaa oo ay la galeen dagaalyahanada muqaawamada Xabashida iyo daba dhilifyadeeda ee ka dhacay deegaanka Fagax, waxaana kas oo gaaray Maxamed Dheere dagaalkaasi dhaawac neerfaha ka dilay.

Danbiile Maxamed Dheere ayaa la xaqiijiyay in uu socodka gabay isla markaana laga waayay dhaq dhaqaaq taasoo keentay in loola cararo magaalada Nairobi si loogu soo daweeyo haddii wax laga qaban karo musiibada uu Alle ku riday.

Warar laysku halleen karo oo ay heshay shabakada Islaamiga Qaadisiya ayaa xaqiijinaya in Maxamed Dheere si deg deg ah shalay diyaarad loo saaray kadib markii uu awoodi kari waayay in uu ku tukubo Bakoorad, waxaana la xaqiijiyay in neerfaha uu ka xanuunsanayo.

Ka hor intii aan diyaarada lagu qaadin Maxamed Dheere ayaa qorsheynayay in uu ka qeyb galo xaflad munkar ah oo lagu qabanayay garoonka Istaadiyo Koonis oo laysugu keenay haween la soo marin habaabiyay kuwaasoo si bilaash ah ugu qeyb qaata hawlo nadaafadeed laakin suura gal ma noqon in Maxamed Dheere uu ka qeyb galo Munkarkaasi.

Alle Subxaanahu Watacaalaa wuu sugaa daalimka laakin haddii uu qabto ma sii daayo, Alle wuu u seeta dheereynaya daalimiinta waxa uuna insha'allaah ku cadibi doonaa gacanta mujaahidiinta si looga abaal mariyo ayagoo dunida jooga tacadigii ay umadda u gaysteen.

QAADISIYA WAA XARUNTA NOOLEYNTA DHAQANKA ISLAAMKA.

Re: Dabadhilif Mohamed Dheere in Nairobi Hospital

Posted: Mon Jun 18, 2007 1:13 pm
by Cilmiile
Maxamed Dheere waa Geesi Mudulood. Habar Gidir markay magaciisa maqlaan qaarbaa miyir beela Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: Dabadhilif Mohamed Dheere in Nairobi Hospital

Posted: Mon Jun 18, 2007 2:50 pm
by Karbaash_killa
Maxamed dheere waa fuleyga uguweyn ee abgaal soo maray... Yalaxow ayaa la dhihi karaa geesi laakinse ninkii watay 5000 oo ciidan hadana islamarkaana 600 oo ceyr ah ka ceersadeen Xamar oo dhan illa ee jowhar orad ku geeyeen miyaa geesi kula noqday.. But teknically speaking any body who ever confronted HG propperly might bee considred as geesi ..since we are Beast! Laughing