Page 1 of 1

BREAKING NEWS idamale guy wounded

Posted: Mon Jun 18, 2007 12:19 pm
by Hiiraan boy
War deg deg ah Afayeenkii Madaxweynaha oo kooxa hubeysani ay dhaawaceen
Muqdisho
Kooxa Hubeysan ayaa galabta dhaawac u geystay Afayeenkii madaxweyanha xuseen Maxamed Maxamuud Xuubsireed xili uu marayey meel ku dhow isgooyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Afaeenka ayaa xiliga la dhaawacayey waxa uu watay gaari yar oo kaamari ah isagoo ay u saarnayeen laba ilaala ah ,waxeyna kooxaha soo weerarasy ku hubeysnayeen Bistoolado iyadoona ay ku fureena ay keentay dhawacaan lamana ogo dhaawacaani in uu yahay mid fudud ama mid culus.

Dhaawaca Xuubsireed ayaa loola cararay Isbitaal ay gaar u leyihiin ciidamada Yugaandheeska ah ee ku sugan Garoonka c Diyaaradaha Addan Cadde

Waxii ka soo kordha dhaawaca kala soco halkaan

Re: BREAKING NEWS idamale guy wounded

Posted: Mon Jun 18, 2007 1:34 pm
by Hiiraan boy
Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool Cool

Re: BREAKING NEWS idamale guy wounded

Posted: Mon Jun 18, 2007 1:36 pm
by zackabdul
This Idamaale guy is Abdullahi's personal whore.

Re: BREAKING NEWS idamale guy wounded

Posted: Mon Jun 18, 2007 1:36 pm
by Hiiraan boy
[quote="zackabdul"]This Idamaale guy is Abdullahi's personal ****.[/quote]

what??? whats ****

Re: BREAKING NEWS idamale guy wounded

Posted: Mon Jun 18, 2007 1:37 pm
by zackabdul
wh0re

Re: BREAKING NEWS idamale guy wounded

Posted: Mon Jun 18, 2007 1:38 pm
by Hiiraan boy
[quote="zackabdul"]wh0re[/quote]


waan gartay

caasho yusuf cant fuk him anymore.

xooga kacdoonka made sure they put caps in his ass