Cismaan Caato and his history

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

talyaaniman
Posts: 88
Joined: Mon Apr 23, 2007 4:02 am
Location: geela ayaan la joogaa dhulkana waa keymo badan dhexdood

Cismaan Caato and his history

Post by talyaaniman »

Wararka Soomaaliya hadaad isha ku haysid waxaad marar badan arkaysaa arrimo kaa yaabiya.

Usbuucaan waxaaa ugu yaab badnaa oo ishaydu qabatay “Gurigii Cismaan Caato.....”.

Waxaa ii suurtogashay inaan dhagaysto waraysi lala yeeshay Cismaan Caato oo ka hadlaya dhacdadaas. Waa uu qirtay in hub yiil gurigiisa, waana lala wada socdaa in magaala madaxda hubka laga uruurinayo. Waxaa yaab ila noqday in Cismaan oo ah:

· Ninkii lagu tuhunsanaa inuu ka dambeeyay dilkii General Caydiid

· Ninkii Biliqaystay Shirkaddii Qalabka dhisamaha & Beeraha ee (Onad)

· Ninkii biliqaystay oo ku habsaday guryihii reer Omaar ee Sey Biyaano iyo guryaha ku dhawdhaw

· Ninkii Biliqaystay Mashruucii korontada ee Jaziira

· Ninkii Taalooyinkii Wadanka si uu Macdanta u dhoofiyo u burburiyay

· Ninkii amarkiisa lagu dilay kumanaan qof oo Soomaali aan danbi galin ah

· Ninkii Soomaaliland ay u diiday inuu ganacsi ka sameeyo iyagoo si bareer ah ugu sheegay inay hantidiisu Xaaraan tahay

Lagu tuhunsan yahay inuu beero daroogo ah ku beeray Afgooye

Soo yaab ma ahan in ninkaas uu yiraahdo 3 talefoon oo Nokia 3410 ah ayaa gurigayga lagala baxay.
Aad ayuu u nasiib badan yahay waayo qofka ilaa xadkaas Mujrimka ah (Criminal) inuu hadlo oo waliba ka hadlo wax ku saabsan dulmi waa arrin la yaab leh, waxay ahayd in maxakamad la sootaago oo lala tiigsado waxa sharcigu qabo.

Arrintaan oo kale waa arrin loo baahan yahay in lagu cibro qaato. Cibra qaadashada waxaa ka mid ah inaad markasta baartid ama aad Culumada waydiisid waxa Quraanka & Axaadiistu ka yiraahdeen arrimaha waqtiga xaadirka socda.
Carabta ayaa waxay sheegaan waqtii hore oo aan doonyuhu jirin in wabiga lagu dhaafi jiray (looga tillaabi jiray ) Sibraar la buufiyay, waxaa la sheegaa in nin ka mid ah dad donayay inay wabiga tillaabaan uu markuu wabiga dhexdiisa marayay ay hawadii ka baxday Sibraarkiisii, dabaalna ma yaqaan!

Saaxiibkiis ayaa arkay ninkii oo qaylinaya, wuxuu ku yiri “Adigaa afkaaga ku buufiyay, adigaa gacantaada ku xiray ee maxaa la qaylinaysaa” . Cismaan maadaama u ku caan baxay bililqada iyo inta waxyaalood ee Ilaahay neceb yahay, waxay ahayd inuu iska aamuso oo yiraahdo sida Carabta “Xataa Anaa yaa Camu Cabdow”
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Cismaan Caato and his history

Post by Karbaash_killa »

Hater!

Poor mova fokkaz always hate the rich....

Well hating aint gonna get you no were ... so leave the wealthy business man alone and get a job..
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Re: Cismaan Caato and his history

Post by Mrs Musika man »

^^ i thought u supported the Sheikhs not the Warlords/Drug dealers

Look at his room http://www.dayniile.com/june/16june8.htm


his furniture and room Laughing Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Cismaan Caato and his history

Post by Ina Baxar »

Waa sheeko naageed waxani.
Cismaan caato , cidda soo weerartay waa ayoo? TFG-ga sow ma' aha?
TFG-gu ma dowlad baa, mise waa koox argagaxiso ah oo ciddey doonto intey xabashi usoo kaxaysato dadka guriyahooga iska soo baadhanaysa?
Haddi ay TFG-gu dowlad isku sheegayaan , waa iney sharciga qaran iyo nidaam dowli ah ugu la dhaqmaan cismaan caato.
Ma hubka guriga yaal bay u socdeen ? Waa sax ! maxay haddaba 400 000$ , dahabka iyoo telefoonada uga qaadeen?
If Osman Atto is being judged on his past , then so should half of the TFG!!!
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Cismaan Caato and his history

Post by Karbaash_killa »

Costa.... I hate warlords and thats why i hate TFG..

Caato is a business man and TFG claim to be a goverment but rather acts more like an organised gang of Somali warlords and Ethiopia + US backing...
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Cismaan Caato and his history

Post by Ina Baxar »

War waa naago TFG-gu , xabashi wadatoo , ragga raba iney xiniiyaha ka siiban
Check this mofo {Yalaxow}
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=7527
Kan kalena { qeybdiid} , Puntland baaba loo diray Laughing
http://www.radiowidhwidh.com/html/modul ... e&sid=7531
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: Cismaan Caato and his history

Post by Ugaas Diini »

[quote]i thought u supported the Sheikhs not the Warlords/Drug dealers[/quote]

It was the likes of this guy and indhocade and his weershe daughter that made it difficult for most somalis to support the ICU. Dude is protecting the pablo escobar of somalia kawaran shalayna cimaamad buu xirnaa. Laughing Laughing
User avatar
kkk47
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2261
Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
Contact:

Re: Cismaan Caato and his history

Post by kkk47 »

CAATO is a big tuug,, can you imaging that he looted

entire somali refinery and sold it,to Sudan at cheap.[about 1m]

this traitor does't know it costed the Nation over 30m to build it.
kadarre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3085
Joined: Sun Jul 23, 2006 12:50 pm
Location: Groningen

Re: Cismaan Caato and his history

Post by kadarre »

Has some one been speaking to Geedi? These are the kind of words Geedi uttered when he was being questioned by Caato.
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Cismaan Caato and his history

Post by Unclebin- »

Cismaan Caato= Used and abused. I think of another dacas who is screaming who in Eritrea who was also tossed like a used condom.

Whats his name again? Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”