JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.

Post by DawladSade »

Kismaayo: Abaabulo dagaal oo ka jira jira gobolka Jubbada Hoose.
20. June 2007

APL

Kismaayo(AllPuntland)- Waxaa soo ifbaxaya diyaar garow abaabul dagaal oo laga cabsi qabo inuu ka qarxo deegaano ka tirsan govolka Jubada Hoose gaar ahaan deegaanada Buulo Gaduud iyo Yoontooy.

Deegaanadaasi ayaa ah kuwo ay isku horfadhiyaan ciidamada maamulka cusub ee gobolka Jubada Hoose iyo kuwii ka soo saaray deegaankaasi ee gacanta ku hayo oo u badan maliishiyo beeleed, isla markaasna uu shalay iska horimaad uu ku dhex maray deegaanka Yoontooy.

Dagaalka shalay ayey labada dhinacba uu dhanka kale ku eedeeyay iney iyagu ka danbeeyeen iyadoo iminka ay labada dhinacba ay ku jiraan diyaar garow iyo abaabul ciidan oo laga cabsi qabo in halkaasi uu ka qarxo dagaal faraha looga gubto.

Dadka ku dhaqan deegaanada Jubbooyinka ayaa walaac weyn ka muujinaya iska horimaad cusub oo halkaasi ka dhasha bacdamaa dhowr jeer oo hore ay deeggaanadaasi ku dagaalameen maliishiyooyin taageera wasiirkii hore ee gaashaandhiga Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo kuwa maamulka cusub ee dowladda KMG u magacowday gobolka Hoose.

Khilaafkan siyaasadeed ee ka jira gobolka Jubada Hoose ayaa sababay in dhowr jeer oo hore xeranto magaalada Kismaayo sidoo kale ay gebi ahaanba istaageen canshuuraha laga qaado goobaha ganacsiga iyo falal dil ah oo lala beegsanayo ganacsatada iyo dadka magaca leh.

Cali Muxiyaddiin Cali
AllPuntland, Muqdisho
User avatar
*jr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4992
Joined: Wed Jun 20, 2001 7:00 pm

Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.

Post by *jr »

I hope dumb fock Mareexaans don't do anything stupid.....
Lord Diplock
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3807
Joined: Wed Jun 22, 2005 2:56 pm

Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.

Post by Lord Diplock »

Lets hope the civilians are spared in this futile conflict between our people. Sad
User avatar
*jr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4992
Joined: Wed Jun 20, 2001 7:00 pm

Re: JUBBADA HOOSE ON THE BRINK.

Post by *jr »

We have trusted on them to do positive on peace in Kismayo.....if they let one step out-move, we will go and blast the entire fockers....but we are still await what the fock happened there?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”