BREAKING NEWS 2 bombs in muqdisho

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS 2 bombs in muqdisho

Post by Hiiraan boy »

War Deg Deg ah:2 Qarax oo waaweyn oo laga maqlay caasimadda Somaliya.
Qaraxyo waaweyn ayaa goor dhaweyd gilgilay caasimadda Somaliya,iyadoo qaraxyadaasi ay ku beegan yihiin dhanka KM4 ilaa Wasaaradii hore ee gaashan dhigga inta u dhexeysa,isla markaana ay ahaayeen kuwo meel kasta ee Muqdisho laga maqlay.

Qaraxyadaasi oo daqiiqado yar ay kala xigeen ayaan la ogeen khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay hayeeshee waxaa la dareemayay in ay ahaayeen kuwo aad u xoogan isla markaana lamid ah kuwi hore uga dhici jiray caasimadda Somaliya.

Ma jirto iminka wax warar ah oo kasoo baxay qaraxyadaasi,wixii kusoo kordhana waxaad kula socon doontan wararkeena Insha Allah.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”