OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
ogaden waan ka yaabay. no more icu but now protfg???
Maleeshiyo Ka Tirsanaa Ururkii Midowga Maxkamadaha Oo Ku Soo Biiray Maleeshiyo Beeleedka Ku Sugan Buulogaduud Iyo Xildhibaan Ka Tirsan DFKMG Oo Ka Dambeeyey Arrintaasi
Jun 21,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Qaar ka tirsanaa maleeshiyo beeleedkii midowga maxkamadaha oo ku sugnaa howdka gobalka Jubbada Dhexe ayaa la xaqiijiyey inay ku soo biireen maleeshiyo beeleedyo taabacsan Col.Cabdirizaq Afgaduud iyo Col.Aadan Koojaar oo ayagu bishii April dagaalo la galay ciidamo ka tirsan guutada 3aad ee ciidanka dowladda, loogana awood roondaay gacan ku haynta magaalada Kismaayo.
Afhayeenka beesha SADE ee gobollada jubbooyinka Xasan Maxamed Cali (Xasan Dheere) oo ku sugan tuulada Goobweyn oo goor dhoweyd la soo xiriiray Gedonet ayaa sheegay in maleeshiyo ka tirsanaa ururkii midowga maxkamadaha oo uu tiradoodu ku sheegay ilaa 220 maleeshiyo ah oo ka yimid degaano ka tirsan gobalka jubbada dhexe ay soo gaareen, kuwaasoo uu yiri inay soo abaabulay xildhibaan ka tirsan xildhibaanada dowladda federaalka oo lagu magacaabo Geele saliid asagu hadda ku sugan degaanka Buulogaduud.
Xasan Dheere oo hadalkiisa sii wato ayaa sheegay in Xildhibaanka iyo maleeshiyo beeleedka ka tirsanaa ururkii burburay midowga maxaakiimta ay la yimaadeen degaanka ay isku horfadhiyaan ilaa iyo 3 tikiniko ah iyo labo baabuur oo xamuul ah. Xasan Dheere ayaa waxaa kale intaasi ku daray inay ka warhayaan gurmadyo kale oo ka soo socdo degaanada Buaale iyo degaano kale oo la doonayo in lagu xoojiyo maleeshiyo beeleedka taabacsan Col.Afgaduud iyo Koojaar.
Afhayeenka beesha SADE oo sii wato hadalkiisa ayaa sheegay inay "Wax lala yaabo ay tahay in xildhibaan ah uu si hab beeleed ula safto oo soo aruuriyo haraadigii midowga maxkamadaha oo la ogaa ayagu iyo dowladdu waxii soo kale dhex maray, arrintaasina wax indha laga qabsan karo ma ahan, dowladduna inay mowqif cad ka istaagto ayaa la rabaa". Xasan Dheere ayaa sheegay inaysan ayagu marnaba xabadda bilaabeen, balse hadii la soo weeraro ay isdifaaci doonaan.
Goog jooge ka soo noqday jiidda hore ee labada ciidan isku horfadhiyaan ayaa Gedonet u xaqiijiyey inay labada ciidan ay isku jiraan in ka yar 3KM, goor kastana ay suurtogal tahay inuu dagaalo ka dhex qarxo oo geysto dhibaatooyin badan. Si kataba ha ahaatee, gurmadyo kale ayaa si xowli ah ugu socdo magaalada Kismaayo gudaheeda iyo degaanada ku dhow dhow, iyada oo la arkayey baabuurta dagaalka oo ay ka buuxaan ciidamo hor ah ku sii qulqulaya degaanada ay labada dhinac isku horfadhiyaan.
GEDO-NN-Kismaayo News Desk

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
the best thing to happen to us, ogaadeen's munaafaqnimo is everyone's downfall
kooxda al qacida gacansaarka la le will be annihilated

kooxda al qacida gacansaarka la le will be annihilated
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
dawlad
waxaan ka yaabay afhayeenkiina oo frontka jooga
walle waa geesi
waxaan ka yaabay afhayeenkiina oo frontka jooga

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
[quote="Hiiraan boy"]dawlad
waxaan ka yaabay afhayeenkiina oo frontka jooga
walle waa geesi[/quote]
war yaa ku yiri mareexaan ba kala haro??? where most politicians sit and watch, xataa afgaduud he is not with the ciidan he is 10 km behind them towards xamar, beesha Sade makala harto. ugaaskeena goes to war xitaa, that is our dhaqan.

-
- SomaliNetizen
- Posts: 673
- Joined: Mon Mar 12, 2007 11:22 am
- Location: LASANOD GODALO SSC WARDHEER JUBBADA HOSE
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
OG DABO DHILIFNIMO WAXO OGA HOREYA YOUR HUTU TIBE.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
Cagdheers are soo stupid walle they are catching it

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
Well generally speaking , not the brightest idea to have abaandulaha cidaanka dagaal gelinaya oo askartiisa dhex qaadaya 

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
ina baxar wallahi bilaahi, barre Hiiraale markii dagaal la qaadi jiray used to be on the first tekniko
- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
Afhayeenka beesha SADE oo sii wato hadalkiisa ayaa sheegay inay "Wax lala yaabo ay tahay in xildhibaan ah uu si hab beeleed ula safto oo soo aruuriyo haraadigii midowga maxkamadaha oo la ogaa ayagu iyo dowladdu waxii soo kale dhex maray, arrintaasina wax indha laga qabsan karo ma ahan, dowladduna inay mowqif cad ka istaagto ayaa la rabaa".
^he speaks the truth.
^he speaks the truth.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
Waan ogahay sheekada dawladsade , laakiin waa khalad xaggeyga.
Lagama maarmaan weeye ninkaaso kale , hadday xabbad aan isaga u socon ku dhacdo ka waran? Ciddaanka "moral"-jabka ku dhacaa ka daran waxan kaloo dhan .That's why!!

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
Ogaden and Abgal= Best Followers. 

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
[quote="Luq_Ganane"]Ogaden and Abgal= Best Followers.
[/quote]
walle ruunti baa sheegte

walle ruunti baa sheegte

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
maya ina Baxar, nin walbo oo Sade ah waa nin ciidanka hogaamin karo, waa na abaanduule. reeraha kale ayay dhibaato la tahay inuu abaanduulaha dagaal aado
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
GEDO NEWS (GNN)

- Warsame101
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1947
- Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
- Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
- Contact:
Re: OGADEN EX ICU OO KU BIREY DHABADHILIFS
DS, remember, Nabiga (SCW) used to be at the fore-front of all his battles.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 332 Views
-
Last post by adanboy
-
- 4 Replies
- 437 Views
-
Last post by ORGEONES
-
- 0 Replies
- 991 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 9 Replies
- 635 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 18 Replies
- 1039 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 1 Replies
- 237 Views
-
Last post by Zabibta
-
- 1 Replies
- 274 Views
-
Last post by Alchemist
-
- 2 Replies
- 247 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 26 Replies
- 1765 Views
-
Last post by kadarre