BREAKING NEWS Qarxayo is daba joog ah oo mar kale caawa ka d
Posted: Sat Jun 23, 2007 11:18 am
War deg deg ah Qarxayo is daba joog ah oo mar kale caawa ka dhacay Muqdisho
Laba Qarax oo isku xiga ayaa mar kale laga maqlay qeybo kale oo ka tirsan magaalada Muqdisho
Qaraxyada oo dhacay 6dii 45 saacada Muqdisho ayaan laga war heyn goobta iyo cidda wax ku noqotay sababtoo ah socodka dadka oo yar aawgiis
Kooxaha qaraxyada geysanaayo ayaa u muuqdo kuwa aan dhagta jalaq u siineynin Bandoowga iyagoona xalay kaliya qarxiyey dhowr meel oo kala gadisan