Page 1 of 5
Controversial News: Massive Rape in Kismaayo
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:17 pm
by adanboy
GarooweOnline is writing this :I guess they want to fuel the clan war,;scary shock:
Shacabka Kismayo oo maanta loo gaystey dhac, dill iyo kufsi
23 Jun 23, 2007 - 7:37:29 AM

Maleeshiyo beleedyada ka arimiya magaalada Kismayo ayaa maanta xadgudubyo ka dhan ah bini'adnimada u gaysatey dad rayid ah oo la hayb soocey kuwaas oo aan ku lug laheyn dagalada halkaas ka dhacey maalintii shaley..
Maleeshiya beesha Sade ayaa saakey bilaabey in ay galaan guryaha iyo meheradaha ay leeyihiin dadka ku abtirsada beelaha Harti halkaas oo ay ka qaadanayeen wixii hanti ah isla markaana waxyeelo u gaysanayay dadka rayidka ah.
Biliqadaan oo aheyd mid aan loo abaayeelin ayaa waxaa dadka rayidka laga dhacey dhamaan wixii gadiid ahaa oo ku xeraysnaa gurhayahooda iyo goobaha ganacsiga sida Hotelada iyo Bakhaarada.
Dadkaan rayidka ah oo dagaaladaii ka dhacey shaley magaalada Kismayo kala kulmey dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta waayay gadiid ay ku soo aastaan maydadkooda madama laga bililiqeystay sida GO u sheegey qof ay xaaladan la soo gudboonaatey.
Dhinaca kale biliqadaan ayaa waxa ay maleeshiyaadkan ku qaadanayeen dhamaan wixii qiimo leh oo ay ka helaan guryahas iyo goobaha ganacsiga sida lacagta iyo dahabka.

Sida ay warsidaha Garowe Online u sheegeen dad rayid ah oo diidey magacooda ayaa xaley waxaa kufsi badan loogu gaystey xaafadaha Calanley gabdho farabadan kuwaas oo lagu bartilmaameedsanyo haybtooda. Qofkaan rayidka ah ayaa sheegey in dhawaaq iyo oohinta dumarkaan la maqllayey ilaa saakey waaberigii

.
Tacdiga lagu hayo shacabkaan ayaa DFKMG ah ilaa hadda wax war ah ka soo saareen isla markaana aysan wax ka qaban odayaasha beelaha Sade iyo xubnaha kale oo sheganaya in ay tirsanyihiin dowlada kuwaas oo ku sugan magaalada Ksiamyo.
Warar dheeraad ah dagaladii ka dhacey shaley duleedka Kismayo
Wararka ka soo baxaya dagaaladii shaley ka dhacey duledka Kismayo kuwaas oo ay isku herdiyeen dhinacyada isku haya magalada Dekada ah ee Kismayo ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka beelaha Sade ay dagaalka ku weheliyeen beelo ka tirsanaan jirey Isbaheysigii dooxada Jubba.
Maleeshiyadkan ka tirsanaan jirey Isbaheysigii dooxada Juba ayaa iska soo abaabuley magaalada Jilib halkas oo ay weerar dhabar jabin ah ku soo qadeen ciidamdii ay wateen maamulkii magaalada Kismayo xilli ay dagaal kula jireen Maleshiyaadkii ka soo duuley Kismayo.
Maamulkii degmada iyo gobolka Jubada Hoose ayaa weli wax hadal ah ka soo saarin dagaalkii shaley ay ku soo qaadeen Maleeshiyadkii horey uga soo saarey magaalada Kismayo.
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:17 pm
by paidmonk
What's the entire headline? On Harti women?
Or?
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:19 pm
by adanboy
^^you got it right.
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:19 pm
by paidmonk
Don't tell me Marexaan are raping women?
I thought they said they were 'noble?'
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:20 pm
by Luq_Ganane
WTF. Really these Puntland imperialists, and there stupid media propaganda outlets are the worst thing to happen to peace in Somalia. As Marexan, we don't rob, mass kill prisoners, rape women, set up roadblocks like other clans (Will not name any names), especially to our own brothers and sisters. Disregard this nonesense, and don't look for news from Garowe online, unless you want to be misled.
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:22 pm
by DawladSade
luq what's worse then that is this cayr kid bring this nacnac to see drama here on somalinet
Xaaladda magaalada Kismaayo oo dagan ka dib dagaalo qaraar
Click here to find shabelle news in English
Kismaayo 23, June.07 ( Sh.M.Network) Xaaladda degmada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa saakay dagan ka dib dagaalo qaraar oo galaaftay nolosha in ka badan 15 ruux oo ka dhacay daafaha iyo gudaha magaaladaasi
Sida uu ku soo waramayo wariyaha shabelle ee magaalada Kismaayo, daganaasho ayaa laga dareemayaa maanta gudaha iyo daafaha magaalada Kismaayo, inkastoo lagu arkayo saakay maleeshiyooyin hubeysan oo raxan raxan ugu socda wadooyinka magaalada.
Saraakiisha hogaamineysa maleeshiyo beeleedyada gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegeen in ay sugayaan amaanka magaalada, isla markaana ay ka hortagi doonaan falal kasta oo lagu wiiqayo amaanka.
Dagaaladii ka dhacay shalay tuulada Buulo Gaduud iyo qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo oo dhex maray maleeshiyooyin ka soo kala jeeda Beelaha Sade iyo Puntland ayaa waxa ay galaafteen nolosh in ka badan 15 ruux halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen.
Dadka geeriyooday ayaa waxaa u badan labadii dhinac ee dagaalamayay, inkastoo ay jiraan dad rayid ah oo rasaas haboow ah ay haleeshay.
Click here to find shabelle news in English
Max'ed Axmed
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:23 pm
by Luq_Ganane
All these people want is war. Look at allputland, Garowe and all these fake news outlets. There the ones that fueled this war with their propaganda. Gedonet on about 4 different occoassions, talked about the peace meetings, and conferences between Sade and Kablalax, to present the good, potentially posiitive side of the conflict.
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:24 pm
by paidmonk
I don't understand why GarooweOnline would want to fuel war, I can only understand why a Mudug outlet would fuel war.
We have two sides to one story, but only those 2 sources, a third one should arrive soon.
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:26 pm
by Alluring
Somalia should be a country of laws, not of men.
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:26 pm
by adanboy
[quote="DawladSade"]luq what's worse then that is this cayr kid bring this nacnac to see drama here on somalinet---
sxb dont kill the messenger,.if you read what i add to the article you see my intention for bringing out this on s-net.maybe you have chance to convince some hardcore MJ qabiiliiste in here that is not true,that its propoganda as it appears to be.
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:27 pm
by Alluring
[quote="adanboy"][quote="DawladSade"]luq what's worse then that is this cayr kid bring this nacnac to see drama here on somalinet---
sxb dont kill the messenger,.if you read what i add to the article you see my intention for bringing out this on s-net.maybe you have chance to convince some hardcore MJs in here that is not true,that its propoganda as it appears to be.[/quote]
Why under your avatar you have that message? Who is the REAL traitor of Somalia?
So it is okay, for your QABIIL to kill and steal. But when others want a change, they are traitors?
You are a vile pig.
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:28 pm
by Luq_Ganane
[quote="DawladSade"]luq what's worse then that is this cayr kid bring this nacnac to see drama here on somalinet
Xaaladda magaalada Kismaayo oo dagan ka dib dagaalo qaraar
Click here to find shabelle news in English
Kismaayo 23, June.07 ( Sh.M.Network) Xaaladda degmada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa saakay dagan ka dib dagaalo qaraar oo galaaftay nolosha in ka badan 15 ruux oo ka dhacay daafaha iyo gudaha magaaladaasi
Sida uu ku soo waramayo wariyaha shabelle ee magaalada Kismaayo, daganaasho ayaa laga dareemayaa maanta gudaha iyo daafaha magaalada Kismaayo, inkastoo lagu arkayo saakay maleeshiyooyin hubeysan oo raxan raxan ugu socda wadooyinka magaalada.
Saraakiisha hogaamineysa maleeshiyo beeleedyada gacanta ku haya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegeen in ay sugayaan amaanka magaalada, isla markaana ay ka hortagi doonaan falal kasta oo lagu wiiqayo amaanka.
Dagaaladii ka dhacay shalay tuulada Buulo Gaduud iyo qeybo ka mid ah magaalada Kismaayo oo dhex maray maleeshiyooyin ka soo kala jeeda Beelaha Sade iyo Puntland ayaa waxa ay galaafteen nolosh in ka badan 15 ruux halka tiro intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen.
Dadka geeriyooday ayaa waxaa u badan labadii dhinac ee dagaalamayay, inkastoo ay jiraan dad rayid ah oo rasaas haboow ah ay haleeshay.
Click here to find shabelle news in English
Max'ed Axmed[/quote]
Dawlad, actually right now, I see what your saying 110%, about these Hawiye and Isaaq kids, wanting to fuel this little conflict between us, and how I might be getting duped. I kind of knew they were doing it before, but now I see that not only these kids, but those two clans in general are very happy that this is happening. From now on, I won't do anything to give them the impression that we are against Darood unity. This was just a little spat, and Inshallah soon all of Darood will be in their seaside villas in peace.

Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:30 pm
by DawladSade
[quote="adanboy"][quote="DawladSade"]luq what's worse then that is this cayr kid bring this nacnac to see drama here on somalinet---
sxb dont kill the messenger,.if you read what i add to the article you see my intention for bringing out this on s-net.maybe you have chance to convince some hardcore MJ qabiiliiste in here that is not true,that its propoganda as it appears to be.[/quote]
We all know why you brought this shit kid, I just listened to the BBC and they said Kismaayo is very peaceful, businesses are opening and nothing against civilians took place. sxb hawiye ma nihin.
Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:32 pm
by adanboy
[quote="Alluring"][quote="adanboy"][quote="DawladSade"]luq what's worse then that is this cayr kid bring this nacnac to see drama here on somalinet---
sxb dont kill the messenger,.if you read what i add to the article you see my intention for bringing out this on s-net.maybe you have chance to convince some hardcore MJs in here that is not true,that its propoganda as it appears to be.[/quote]
Why under your avatar you have that message? Who is the REAL traitor of Somalia?
So it is okay, for your QABIIL to kill and steal. But when others want a change, they are traitors?
You are a vile pig.[/quote]
are you the happy love with the dildo on somalinet everybody is talking about

Re: Controversial: Massive Rape and Gangbang in Kismaayo on Hart
Posted: Sat Jun 23, 2007 2:32 pm
by DawladSade
[quote="Luq_Ganane"]
Dawlad, actually right now, I see what your saying 110%, about these Hawiye and Isaaq kids, wanting to fuel this little conflict between us, and how I might be getting duped. I kind of knew they were doing it before, but now I see that not only these kids, but those two clans in general are very happy that this is happening. From now on, I won't do anything to give them the impression that we are against Darood unity. This was just a little spat, and Inshallah soon all of Darood will be in their seaside villas in peace.

[/quote]
look at the explosive headline
