BREAKING NEWS Qarax xoogan oo dhacay iyo israsaaeyn ka socot
Posted: Sun Jun 24, 2007 5:29 am
Qarax xoogan ayaa goor dhaweyd laga maqlay magaalada Muqdisho,iyadoona qaraxaasi ay raaceen rasaas xoogan oo lees weedaarsanayo taasi oo ilaa iminka socota una dhexesa Kooxo hubeysan iyo Ciidamada dowlada.
Ma jiro warar dheeraad ah oo ku saabsan qaraxa iyo rasaasta dhaceysa,hayeeshe waxaa ay rasastu u socotaa si xoogan,iyadoona aysan jirin cid sheegi kareysa khasaaraha halkaasi ka dhacay.
Wixii kusoo kordha la soco