Wixii Reer Maakhirow halkan booqda

Afka hooyo :) Qaybtan waxaa loogu talagalay dadka wax ku qora luqada Soomaaliga.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

kooradadab
Posts: 3
Joined: Sun Jun 24, 2007 6:11 am

Wixii Reer Maakhirow halkan booqda

Post by kooradadab »

[b]
Forum page-kan waxaan ugu talagalay dadka reer MAAKHIR AH, cay iyo aflagaadona lama ogola. ku soo dhowaada BAASHAAL WACAN.[/b] Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy
kooradadab
Posts: 3
Joined: Sun Jun 24, 2007 6:11 am

Re: Wixii Reer Maakhirow halkan booqda

Post by kooradadab »

BAL AAN MAAKHIR HABSADO. KALMADA MAAKHIR XAGAY KA TIMI? YAA BIXIYAY? MUXUU KU BAXAY YAA LOO BIXIYAY? Surprised
layla
Posts: 2
Joined: Tue May 08, 2001 7:00 pm
Contact:

Re: Wixii Reer Maakhirow halkan booqda

Post by layla »

Confused
snagseeker
Posts: 18
Joined: Wed Dec 26, 2007 5:46 am

Re: Wixii Reer Maakhirow halkan booqda/ Ant-Makhir

Post by snagseeker »

majiraan wax la dhaho Reer maakhir, Qolyaha kayimid GOLjano iyo hargaysia, oo lacagta Ku soo qaatay Si Ay Dadnimadooda iyo Dalkooda u baa bi iyaan, Loogama Baahna MEesha, lagamana Shekayn karo Wax Ladhaho maakhir.Maadaama NIman Hargaysia ka yimid layimaadeen magaca Bacrimis ah Asagoo Jeebka Ugu JIrro.
Hase Yeeshee Reer Sanaag, Waa Lagama maar maan In ay tashadaan, oo Katashadaan P/land iyo S/land, Waxaana Muqadis ah Jiritaan Sharafta, iyo Mid nimadda Reer Sanaag, in laga Illaaliyo wixii wax u dhimaaya, Sida Qolyahaas oo kale.

No makhir, the Guy who is so-called Makhir Body(jib...) Go to haygaysia and Goljanooooooooo.
snagseeker
Posts: 18
Joined: Wed Dec 26, 2007 5:46 am

Re: Wixii Reer Maakhirow halkan booqda

Post by snagseeker »

Maakhir, waxay ka timid oo bixiyey , waa macag jirey oo la yaqaan, meesha uu ka yimid iyo sida uu ku yimidna Boogan laguma shaxirikaro.
Laakiin Su'aal, Waa maxay maakhirland ama maakhirstate, ama Reer maakhir?
Maxayse ku kala duwan yihiin DanwadaagState iyo MaakhirState?
INtee Madaxweynese Leeyihiin,?
Ma laba Dal oo Deris ah baa Mise waa Isku hal Dal oo Labo magac kala leh?
snagseeker
Posts: 18
Joined: Wed Dec 26, 2007 5:46 am

Re: Wixii Reer Maakhirow halkan booqda

Post by snagseeker »

wari maakhir ,maxay tahay , ninka reer maakhir soo qorow?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Soomaali”