BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Hiiraan boy »

Dagaal maanta ka dhacay Deeganka Canjeel ee duleedka Magaalada Kismaayo
Posted to the Web Jun 25, 19:01


Kismaaya:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maanta uu dagaal dhexmaraya Ciidanka gacanata ku haya Magaalada kismaayo iyo Ciidan kale oo ku sugan Deeganka Canjeel.

Dagaalka ayaa dhacay ka dib markii Ciidan ka baxay Magaalada Kismaayo ay wadada u galeen Ciidan kale oo la sheegay inay ka tirsan yihiin guutda1aad oo maalin dhaweyd dagaal uu ku dhexmaray Tuulada Buulogaduud.

Wariyaha Shababkada wararka Halgan.net ee magaalada Kismaayo Cabdi yare ayaa xiriir la sameeyey Tuulooyin ka ag dhow tuulada uu dagaalku ka dhacay isagoo ay u sheegeen dad goob googayaal in dagaalku dhacay.

Oday ku sugan Tuulada Canjeel oo ka gaabsadey in magciisa la xuso ayaa u sheegay Shabakada wararka ee Halgan.net in Ciidamadii ka soo baxay Magaa lada Kismaayo dib loo soo riixay loona sheegay in laga gubay 2 gaari 3 kalana laga qabsadey wali ma cada qasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ee labada dhinac.

Dagaalkaan ayaan ilaa hadda aysan ka hadlin xaqiiqdiisa Ciidamada Guutada 3aad ee ku sugan magaalada Kismaayo.

Gudoomiyaha gobolka J/hoose, gudoomiyaha degmada Kismaayo ,Col.Afgaduud ayaa intabada ilaa hadda ku sugan Tuulada Janaa Cabdale oo Magaalada Kismaayo uga beegan Waqooyiga una jirta ilaa 60 km iyagoo ka wada abaabul dagaal.

Sidoo kale saaka ayaa waxaa magaalada ku waabariisatay diyaarad dul wareegaya Magaalada iaydoo ciidanka ku sugan Magaalada Kismaayo ay ku rideen hubka lidka diyaaradaha ee loo yaqaan Zooga.

Magaalada kismaayo ayaa weli laga soo sheegayaa in dad rayid ah laga qaatey hantidoodii ay sida gaarka ah u lahaayeen.

Odayaasha Beesha Sade ayaa shalay go'aano ka soo saaray magaalada kismaayo iyagoo sheegay in aragti lagu toogan doono cidii lagu qabto inay wax dhacayaan.

Dagaalada beelaha Soomaalida dhex mara ayaa ah mid ay aad isku laayaan Dagaalka ayaa odayaasha qabiilka waxaa ay u adeegsadaan dhalinyaro da'yar kuwaa oo ku dhamaada Dagaal aan wax faa'iido lahayn laguna mutaysanayo naar iyo ilaahay ka fogaasho.

Halgan.net
Cabdi Yare
Kismaayo
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Hiiraan boy »

damn american planes spying for dhabadhilifs
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by guhad122 »

What I don't understand is who is the Dabadhilif here? As far as I am concerned they are all Dabadhilifs including the Ilka-Yars in Kismaayo.
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Gedo_Boy »

guhad,

waad salaamantahay Cool
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Hiiraan boy »

[quote="guhad122"]What I don't understand is who is the Dabadhilif here? As far as I am concerned they are all Dabadhilifs including the Ilka-Yars in Kismaayo.[/quote]

guhad

dhabadhilifs is afgaduud. do u know he was jajuus for xabashis and americans and he told them were the ogaden wadaads are.
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Ugaas Diini »

[quote]dhabadhilifs is afgaduud. do u know he was jajuus for xabashis and americans and he told them were the ogaden wadaads are.[/quote]

That is why some ogadens in Afmadow(rare ones with dhiig iyo xikmad) want to murder this guy or atleast kick him of their city.
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by guhad122 »

Hiiraan;
To me, Koojaar, Af-Guduud, Afbiijo, Fartaag, Huuraale are all Tigrean Dabadhilifs.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by COSTA »

Hiiraanboy both sides are with the TFG and Ethiopians so why not call both of them Dabadhilif Cool
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Hiiraan boy »

Ciidamadii Isku Hayay Gacan Ku Haynta Kismaayo Oo Dagaal Fooda Isdaray Markale

News (Kismaayo}25.6-7
Dagaal qadhaadh ayaa ka dhacay tuulada Canjeel oo ka tirsan gobolka jubbada hoose kana xigta magaalada kismaayo dhinaca koonfured............................................

Coll Qoojaar oo ah taliyaha ciidamada gobolka jubbada hoose iyo malayshiyo beeledka gacanta ku haya magaalada kismayo ayaa dagaal xoogan ku dhex maray deegankaasi.

Weerar ay qaaden malayshiyada ku sugan magaalada kismayo ayaa dagaal qadhaadh ay isaga hor yimaaden ciidanka dowlada oo ay baryahaan dagaal kula jireen oo iyaga ku sugan tuulada canjeel oo kismayo u jirta 40 km

saaka waxaa magaalada kismaayo ku waabariisatay diyaarado dul heebaabaya hawada magaalada kismaayo, aanan heybtooduna la garanen, malaysihyada gacanta ku haysa magaalada kismayo ayaa markii danbe diyaarada ku riday rasaasta ka dhacda qoriga loo yaqaan zuuga.

Sidoo kale wali waxaa magaalada kismayo ka soconaya dhaca loo gaysanaayo hantida sida gaarka ah loo leeyahay sida gawaadhida iyo waliba guryaha oo la baaranaayo

Arimahaas oo ay go,aan ka soo saaren odoyaasha beesha sade ee gacanta ku haya magaalada kismayo ayaa ilaa hada wax ka hirgalay aysan jirin, .

Dhanka kale Odayaal sheegtay inay huwan yihiin magaca Beelaha Hawiye ayaa sheegay in howlo dhex dhexaadin ah ay u aadi doonaan Magaalada Kismaayo, si u dhameeyeen Xiisadaha ka jira Magaaladaas. .

Gudoomiyaha Odayaasha Beelaha Hawiye Xaaji Cabdi Iimaan ayaa la sheegay inuu hogaamin doono Wafdiga Beelaha Hawiye ah oo Magaalada Kismaayo u baqooli doona dhowaan.

Ma cadda qaabka ay u wajahayaan dhex dhexaadinta Dhinacyada isku haya Gacan ku heynta Kismaayo iyo sida ay suurta gal u noqon karto in labada dhinac ay isa soo hor fadhiisiyaan.

Maalinmadii Jimcaha ayay aheyd markii Dagaal xoogan ay ka dhaceen gudaha iyo daafaha Magaaladaas,

Widhwidh Online News Desk..Media Center
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Hiiraan boy »

i think merehan is gonna lose

mareykanka is helping afgaduud
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Gedo_Boy »

Hiiraan,

where does your article say anything about Americans?
User avatar
halfoshalfom-614
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1218
Joined: Fri May 18, 2007 3:05 pm
Location: king of majeertenia.

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by halfoshalfom-614 »

f**********ck ilmo quulo and axmaaro both
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Hiiraan boy »

[quote="Gedo_Boy"]Hiiraan,

where does your article say anything about Americans?[/quote]

[quote]Sidoo kale saaka ayaa waxaa magaalada ku waabariisatay diyaarad dul wareegaya Magaalada iaydoo ciidanka ku sugan Magaalada Kismaayo ay ku rideen hubka lidka diyaaradaha ee loo yaqaan Zooga.[/quote]

[quote]saaka waxaa magaalada kismaayo ku waabariisatay diyaarado dul heebaabaya hawada magaalada kismaayo, aanan heybtooduna la garanen, malaysihyada gacanta ku haysa magaalada kismayo ayaa markii danbe diyaarada ku riday rasaasta ka dhacda qoriga loo yaqaan zuuga.
[/quote]


mareykanka is giving info to afgaduud. how many merehan in city u know
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by paidmonk »

The American planes were just turning around to bomb Xamar some more. Cool

Anyway, 1,000 Mudug MJ's (colonel is reer mahad, army is made up of Cumar Maxamud and Biciidyaan) stationed in Xamar, are headed to Kismayo, with at least 100 jeeps, last I heard.
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: BREAKING NEWS AMERICAN PLANES SHOT IN KISMAAYO + WAR

Post by Gedo_Boy »

^^^ Shocked Shocked Shocked

Do you think it's the end of the 'Quule Qaran' ?


lol @ 1,000 MJs stationed in Xamar.

1,000 Mjs headed to Kismayo equals:

600 fugitives.
301 POWs.
99 status unknown.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”