GURI-CEEL: Ciidammo Ethiopian ah oo ku wajahan Degmada Guri-ceel ee Gobolka Galguduud iyadoo ay ku soo dhaweynayaan....
Posted to the Web Jun 26, 10:19
Guri-ceel (PP) – Wararka ka imaanaya Degmada Guri-ceel ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in ciidammo Ethiopian ah oo fara badan ay ku fool leeyihiin degmadaas, waxaana la sheegay inay soo dhaweynayaan madaxda Beesha Deegaankaas.
Wararka ayaa waxay intaa ku darayaan in Ugaaska Beesha Cayr iyo xubno kale oo aad looga tixgeliyo beesha Cayr gudaheeda ay kaga hortagayaan ciidammadaan duleedka Degmada Guri-ceel, si ay ugu soo dhaweeyaan deegaanka ciidammada Ethiopian-ka ah.
Guddoomiyaha Degmada Guri-ceel oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in ciiadmmada ay ka soo dhaqaaqeen goor dhaweyd Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, ayna ku wahajan yihiin Degmada Guri-ceel, balse wuxuu ka gaabsaday inuu ka hadlo sababta ay halkaas u tagayaan.
Inkastoo aan la garanayn sababta dhabta ah ee keentay in ciidammadaan ay u baqoolaan dhanka Degmada Guri-ceel oo ka tirsan Gobolka Galguduud, ayaa haddana waxaa jira warar sheegaya inay u tagayaan halkaas sidii ay hub baaris uga sameyn lahaayeen Degmooyin dhowr ah oo ku yaalla Gobolka Galguduud.
Ciidammada Ethiopian-ka ah ee ku fool leh degmada Guri-ceel ee Gobolka Galguduud ayaa ahaa kuwo ka tagay dhawaan Muqdisho, balse qarax loogu geystay deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo ay ku sugnaayeen dhowrkii casho ee la soo dhaafay.
Waxaa jiray warar hore oo soo baxayay oo sheegayay in saraakiil Ethiopian ah iyo cuqaasha beesha dagta Degmada Guri-ceel uu kulan ku dhex maray deegaanka Shillaabo ee Ismaamulka Soomaalida, kaasoo lagu go'aamiyay in hubka yaalla deegaanadooda lagu soo wareejiyo Ciidammada Ethiopia.
NAXDIN: UGAASKA BEESHA CAYR WELCOME XABASHI ASKAR
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: NAXDIN: UGAASKA BEESHA CAYR WELCOME XABASHI ASKAR
lol the title, somalis ba malinba group bey Amharidi kala ghada neysa. Wa ummad halagan.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 1870 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 1 Replies
- 561 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 1 Replies
- 393 Views
-
Last post by Mrs Musika man
-
- 4 Replies
- 556 Views
-
Last post by COSTA
-
- 11 Replies
- 1270 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 4 Replies
- 1140 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 7 Replies
- 1192 Views
-
Last post by Voltage
-
- 14 Replies
- 1273 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier