i dont trust widhwidh site anymore

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

i dont trust widhwidh site anymore

Post by Hiiraan boy »

they stealing news Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked Shocked

look same news

Beelo Walaalo Ah Oo Dagaal Xoogan Uu Ku Dhexmaray Duleedka Kismaayo

News (Kismaayo}26.6-7
Ugu yaraan laba qof ayaa geeriyootay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal u dhexeeya reer guuraa oo ka dhacay nawaaxiga tuulada Canjeel oo kismaayo u jirta 40 km.

Dagaalkan oo daba socda iska hor imaadyo dhawaantan ka dhacay Tuulada Beerxaani ee galbeedka kismaayo ayaa waxaa isku dilaya Xoolalayda laba beelood oo halkaas wada dega oo khilaafkoodu uu salka ku hayo aano qabiil oo daba dheeraatay.

Laba qof oo dhaawac ah ayaa la soo gaadhsiiyay cisbitaalka kismaayo iyadoo wararkuna ay sheegayaan in dagaalku uu haatan istaagay ayna dib u kala gurteen kooxihii dagaalamay.

Mid ka mid ah Odayaasha Beesha gaaljecel ayaa dhinca kale ku eedeeyay in ay weerar qaadeen ayna jabiyeen heshiiskii ugu dambeeyay ee lagu gadhaay laba todobaad ka hor Beerxaani oo xabad joojin lagu kala saxiixday.

Odayaasha Beesha Sade kullan ay maanta kismaayo ku yeesheen ayay kaga dalbadeen Jufada Talxe ee Ardaaga Sade in ay xakamayso Maleeshiyooyinkeeda oo haatan weerarka gaystay isla markaana la meel mariyo qodobadii heshiiska ee ay goob jooga ka ahaayeen Beelaha Soomaaliyeed ee labada Beelood la dega galbeedka kismaayo sida Cawramale iyo Gaadsan direed.

Dagaalka haatan soo cusboonaaday ayaa waxaa uu ku soo beegmay iyadoo Tuulada Janaal Cabdalle oo kismaayo u jirta 90km ay fadhiisin ka samaysteen mid ka mid ah Maleeshiyooyinkii dhawaaan ku dagaalamey duleedka magaalada Kismaayo sidoo kale waxaa gaadhey degmada afmadow qaar ka tirsan saraakiishii Hogaaminaysay maleeshiyooyinkaas

Waxaa soo baxaysa hadal haynta in maleeshiyooyinkaas oo fadhiisin ka samaysta Janaal Cabdalle ay keeni karto dagaalo ka dhex dilaaca Janaay Cabdalle iyo Beerxaani oo marka daaqa laga eego isu jiro wax ka yar socodka 3 saacadood.

Widhwidh Online News Desk...Media Center




and this from gedonet

Dagaal U Dhexeeya Reer Guuraa Oo Ka Qarxay Duleedka Kismaayo
Jun 26,2007
by Kismaayo-GEDO-NN
Ugu yaraan laba qof ayaa geeriyootay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal u dhexeeya reer guuraa oo ka dhacay degaano u jirta 40KM magaalada Kismaayo. Dagaalkaan oo daba socda iska horimaadyo dhawaantan ka dhacay Tuulada Beerxaani ee galbeedka Kismaayo ayaa waxaa isku dilaya xoolalayda laba beelood oo halkaas wada dega oo khilaafkoodu uu salka ku hayo aano qabiil oo daba dheeraatay.

Laba qof oo dhaawac ayaa la soo gaarsiiyay isbitaalka Kismaayo iyadoo wararkuna ay sheegayaan in dagaalku uu haatan istaagay ayna dib u kala gurteen kooxihii dagaalamay. Mid ka mid ah odayaasha Beesha Gaaljecel ayaa dhinca kale ku eedeeyay in ay weerar qaadeen ayna jabiyeen heshiiskii ugu dambeeyay ee lagu garaay laba todobaad ka hor Beerxaani oo xabad joojin lagu kala saxiixday.

Odayaasha Beesha Sade kullan ay maanta Kismaayo ku yeesheen ayay kaga dalbadeen Jifada Talxe ee Sade in ay xakamayso Maleeshiyooyinkeeda oo Haatan weerarka gaystay islamarkaana la meel mariyo qodobadii heshiiska ee ay goob jooga ka ahaayeen Beelaha Soomaaliyeed ee labada Beelood la dega galbeedka kismaayo sida Cawramale iyo Gaadsan direed.

Dagaalka haatan soo cusboonaaday ayaa waxaa uu ku soo beegmay iyadoo degaankaasi oo Kismaayo u jirta 90km ay fariisin ka samaysteen maleeshiyooyinkii looga adkaaday dagaalkii Kismaayo ka dib markii degmada Afmadow ay gaareen saraakiishii hogaaminaysay. Waxaa soo baxaysa hadal haynta in maleeshiyooyinkaas oo fariisin ka samaysta deeganadaasi ay keeni karto dagaalo oo ka dhex dilaaca degaanada ay ku sugan yihiin maleeshiyadii laga soo saaray magaalada Kismaayo iyo Beerxaani oo marka daaqa laga eego isu jiro wax ka yar socodka 3 saacadood.

GEDO-NN-Kismaayo News Desk
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: i dont trust widhwidh site anymore

Post by gurey25 »

Laughing Laughing
don tell me you used to trust it?
Cartan Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 341
Joined: Mon May 01, 2006 9:20 am

Re: i dont trust widhwidh site anymore

Post by Cartan Boss »

some websites have an agreement where they share the news.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: i dont trust widhwidh site anymore

Post by Executive »

Widhwidh is a reliable source.

Only those who think Laascanood is somaliland would think differently Laughing Laughing

btw I own a third of Deegmada WidhWidh Laughing Cool
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”