Beesha Warsangeli Daarood oo ku gacan seertay qeyb galka shirka dib u heshiisiinta qaran.
Galkacyo , Arbaco , June , 27 , 2007 Waagacusub.com
Beesha Warsangeli Daarood, ayaa qaadacday ka qeyb galka shirka dib u heshiisiinta qaran ee lagu wado in magaalada Muqdisho lagu qabto 15-ka bisha July ee soo socta.
Afhayeen u hadlay Beeshaasi, ayaa sheegay in Beesha aysan ku qanacsaneyn habka loo wado diyaarinta shirka, oo uu ku tilmaamay mid qaladan oo aan meel la isugu keeni karin dhammaan beelaha Soomaaliyeed.
Taasi waxa ay ka dambeysay buu yiri markii kullamo iyo wada tashiyo muddo socday oo beesha ee yeelatay taasi oo lagu go'aamiyay inaan shirka laga qeyb galin.
Go'aanka Beesha Warsangeli ayaa dhabar jab weyn ku noqonaya Dowladda KMG ah ee Somalia, oo dadaal xoogan ugu jirta sidii ay ugu guuleyssan lahayd in dhammaan Beelaha Soomaalida ay ka qeyb galaan shirka.
Dhinaca kale guddoomiyaha guddiga shirka dib u heshiisiinta Cali Mahdi Maxamed ayaa mar kale ku celiyay in shirka aan mar kale dib loo dhigi doonin uuna dhici doono waqtigii loogu tala galay ee ah 15-ka July.
Axmed Cali
alaxmed@gmail.com
Beesha Warsangeli Daarood oo ku gacan seertay qeyb galka shi
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1007 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 18 Replies
- 2731 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 6 Replies
- 1102 Views
-
Last post by Bari14
-
- 47 Replies
- 3680 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 11 Replies
- 798 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 9 Replies
- 629 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 9 Replies
- 916 Views
-
Last post by gegiroor