BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by Hiiraan boy »

WAR DEG DEG AH: Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo gaaray gaari uu la socday oo Miino kula qarxday Magaalada Baardheere.
Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraal ayaa maanta dhaawac ka soo gaaray gaari uu la socday oo Miino kula qaraxday Duleedka Magaalada Baardheere.

Col. Barre Hiiraale ayaa la xaqiijiyay inuu qaraxaas ku dhaawacmay, kadib markii Miino dhulka loogu aasay gaarigiisa lala beegsaday.

Wararka ayaa sheegaya in lagu daweynayo Goob Caafimaad oo ku taal Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyadoo sidoo kale dhaawacyo ay soo gaareen Ilaaladiisa.

Xaalada Magaalada Baardheere ayaa ah mid aad u kacsan, iyadoo Magaalada oo dhan ay gaaf wareegayaan Ciidamadiisa oo sida la sheegay rasaasna ay kor u ridayaan.

wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena Dambe.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by sadeboi »

Barre waba caadi lakin aden koronto this is the second blast he is in...innalilah...he was part of the kismayo blast too.


Koleybo wa la ogaani dadki ka dhambeeyey......
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by eyes-only »

Yaa ka dambeeye? Confused
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by Karbaash_killa »

Reer Baardheere says no to Dabadhilif..
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by sadeboi »

Karbaash orad ugaaska ceyr iyo ragga sacad oo dhaqdhaqo gurgi abdullahi yusef u sheeg intaas.


Eyes, argagaxiso, whether they be the wadaado or the kablalax, kuli waa un argagaxiso.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by eyes-only »

So now Afgaduud is argagixiso? Laughing

Hiiraale is a worthless piece of meat, not worth the effort.... Laakin if someone can find the time to do that to him, then good on them.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by sadeboi »

Sorry little girl, but Barre is more important then the whole ceyr clan combined. Now just go and smoke shiisha with adeer indhacade in germany.
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by Karbaash_killa »

Sadeboi your humor is sadly misplaced here, If you think you can divert attension from this to your assumption of A.yusuf ever having the balls to let HG into villa somalia... then your wrong sxb.. So stick to the topic.. because we all know Any HG man would go Al zarqaawi on him!
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by Xamud. »

Eyes
Is that Indhacadde in Your Avatar?
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by eyes-only »

[quote="sadeboi"]Sorry little girl, but Barre is more important then the whole ceyr clan combined. Now just go and smoke shiisha with adeer indhacade in germany.[/quote]


Did that touch a nerve? waraa stop resorting to sexism and ageism?

Everyone knows Hiiraale is not worth anything. Whoever attacked him probably didn't have any other high profile Mareexaan person to attack. Laughing

Xamud. maya walaal it is Sheikh Cabdiraxiim Cali Muudeey Very Happy
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by Xamud. »

Well he sure as hell look like Indhacadde? Maa walaalkis baa?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by sadeboi »

Xamud have you seen indhacade?? The guy on her avatar looks human. Laughing


Ms. hutu see if Barre was not important then you wouldn't be in this thread now would you??
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by Xamud. »

Sadeboi
I have seen pictures of him! waa tuuga aduunka ugu weyn! Islaamo ayeeyo iyo edoyin igu beegan buu waa 10$ ka furtay! He wouldent let them go before they paid him and his tuugs 10$. Hdowtina Intuu cimamad iso xirtay buu "Wadaad baan ahay kuleyaha" I think Abdulahi Yusuf is better then kuwas oo kale atleast isagu wadaad iskuma sheego, oo moryaanimadis dhibada bu so dhiga.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by eyes-only »

[quote="Xamud."]Well he sure as hell look like Indhacadde? Maa walaalkis baa?[/quote]

pay a visit to specsavers please. He looks nothing like Sh. Indhacadde and no he is not related to him.


sadeboi....no need to call me Hutu...you're very touchy today aren't you? How is being on this thread showing the man's importance? I commented on Basra's latest fling...does that mean that guy is important too?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: BREAKING NEWS Xildhibaan Barre Hiiraale oo dhaawac ka soo ga

Post by sadeboi »

Xamud the tfg is better then the icu.....wa ruun not because they treat the people better lakiin diin kuwaan kuma dhuumanayaan....


ina hutu....if your got to a thread and take the time to write in it that means you care about the topic, it may be relevant to your life. You discussed about basras fling because it pertains to your life in some way. Nevertheless, may some one in your family get ran over by a car or killed, salaams Cool
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”