ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
Moderator: Moderators
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
Barre Hiiraale:Qaraxa Waxaa Ka Dambeeyay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed Waana Xurguf La Xiriirta Arrimaha Kismaayo
Jun 27,2007
by Baardheere-GEDO-NN
Xildhibaan Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale )oo ka mid ah xildhibaanada dowladda federalka soomaaliya oo maanta ka bad baaday qarax lala beegsaday gaarigiisa oo marayay duleedka degmada Baardheere ayaa caawa iiga warbixiyay xaaladiisa caafimaad iyo waliba sida ay wax u gaareen.
Xildhibaanka oo xaaladiisa caafimaad ay aad u wanaagsanayd ayaa sheegay in haatan uu dareemayo xasilooni, uuna fiicanyahay kaddib qaraxii maanta. Dhinaca kale xildhibaanka oo waraysi dheer aan la yeeshay ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen isagoo sheegay in qaraxa miinadaasi ay ahayd mid si weyn loo soo qorsheeyay isla mar ahaantaasina uu ka dambeeyo Madaxweynaha DFKG ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Yuusuf Axmed.
Xildhibaanka oo hadalkiisa aad ugu dheeraaday ayaa tilmaamay in ay arrimahaasi la xiriiraan dagaalada jubbooyinka soo cusboonaaday taasoo uu ku tilmaamay wax muddo dheer soo jiday. Barre Hiiraale oo aan wax ka waydiiyay cadaymaha ay u hayaan in qaraxa uu ku lug lahaa Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo isaguba dowladaasi uu xildhibaan ka yahay ayaa carabka ku adkeeyay in arrimahaasi uu madaxweynaha lu lug leeyahay, asaguna uu soo abaabulay qaraxaasi.
Dhinaca kale, xildhibaanka oo aan waydiiyay in xitaa ayba suurto gal tahay in qaar kamid ah beesha loo adeegsaday si ay falkaasi u fuliyaan ayaa hadalkiisa ku soo koobay in xittaa haddii ay jiraan dad noocaasi ah la soo adeegsaday, waa la ogaan doonaa, waana ay soo bixi doonaa. Ugu dambayntii Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa sheegay in dagaalada kismaayo iyo nawaaxigeeda looga gun gaari karo in dadka degaankaasi ay tashtaan oo ay heshiiyaan ayaga dhexdooda taasoo uu ku sheegay in ay tahay wadiiqada ugu haboon.
Qaraxaan miinada ah oo maanta lala beegsaday kolonyo uu ka mid ahaa mudanayaasha dowladda ayaa waxaa ku naf waayay hal qof iyadoo labo kalena dhaawac soo gaaray oo uu ka mid ahaa Barre Aadan Shire Hiiraale. Qaraxaan miinada ayaa lagu aasay goob biyo mareen ah iyadoo xubnahan ay ku sii jeedeen deegaanka uu magaalada ka dagan yahay ee Muuri halkaas oo ay ka ambabaxeen
goob ay shir ku hayeen saakay.
Goortii qaraxaan saakay ka dhacay goobta oo u dhaxaysay deegaanka uu xidhibaanku ka dagan yahay magaalada 5km ka jirta dhinaca galbeed ayaa waxa dhamaan magaalada laga maqlayey shanqarta dhawaqaasi iyadoo dadka deegaankuna ay sheegeen inay maqlayeen qaraxaasi.
Maxamed G Aadan-GEDO-NN-Baardheere

Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
Xildhibaan Barre Hiiraale oo ku eedeeyey qaraxii maanta lala beegsadey in ay ka dambeyso DS.
Click here to find shabelle news in English
Mogadishu 27, June.07 ( Sh.M.Network)- Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiirale oo maanta ka badbaadey isku day dil ka dib markii lala beegsadey gaari uu la socdey Miino dhulka lagu aasey degmada Baardheere ee G/ka Gedo,ayaa waxaa uu ku eedeeyey in qaraxaasi ay ka dambeeyeen madaxda dowlada Somalia.
Wareysi gaar ah oo uu siiyey Xildhibaanka Caawa idaacadda Shabelle gaar ahaan barnaamijka Qubanaha wararka ayaa waxaa uu shaaca ka qaadey Barre in qaraxaasi uu ahaa isku day dil la doonaayey in isaga lagu qaarijiyo.
“Waxaan ku tuhmayaa Weerarkaasi C/lahi yuusuf iyo Geeddi, oo I daba taagnaa waayahanba,waa niman colaadda wada oo na daba jooga” ayuu Barre ku sheegey Wareysigiisa.
Waxaa uu intaasi ku darey inkastoo aan hadda si dhab ah loo ogaankarin cidda ka dambeysa qaraxaasi ayaa waxaa uu sheegey in uu ku tuhmayo in weerarkaasi ay ka dambeeyaan madaxda dowladda, isagoo sheegey in ay si kastaba kala caddaan doonta cidda ka dambeysa qaraxaasi.
Sababaha uu ugu tuhmaayo in ay ka dambeeyaan madaxda dowladda weerarkii maanta lagu qaadey ayuu xildhibaan ku sheegey in madaxda dowladda ay daba joogeey isaga tan iyo colaadihii Kismaayo ka aloosanaa.
“Waxaa ay igu eedeeyeen in aan ahay nin dowladda jalaafeynaya anigoo waliba wasiir ahaa inaan colaad ka wado Kismaayo, Marka dadkan sidaasi ayey ii daba joogaan”ayuu hadalladiisa sii raaciyey Xildhibaan Barre.
Barre ayaa ku dhaawacmey maanta weerar miino ah oo lala beegsadey gaari uu la socdey,waxaana ku dhitey halkaasi daraawalkii gaariga u wadey inkastoo xildhibaanka uu dhaawac yar ka soo gaarey dhinaca Isha midigta ah agteeda, haddana uu bed qabo sida uu sheegey Barre.
Markii la weeraraayey Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa waxaa gaariga la saarnaa mas’uuliyiin ay ka mid yihiin gudoomiyaha G/ka Gedo iyo saraakiil kale oo ka tirsanaan jirey isbaheysigii dooxada Jubba inkastoo aaney soo gaarin ragaasi wax qasaare ah oo la sheegey.

Shabelle Media Network Somalia

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
king kong muuse and biijo yusuf waad maqli tomorrow meeshay ku danbeeyaan
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]IT'S WAR
[/quote]
qabyaaladii baad ku noqotay 
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"][quote="Sadaam_Mariixmaan"]IT'S WAR
[/quote]
qabyaaladii baad ku noqotay
[/quote]
islam is about xaq, saddam is talking about xaq against shayaadiin
islam is about xaq, saddam is talking about xaq against shayaadiin
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
Wallahi no
but another reason my clan should join the struggle to free SOMALIYA from Amxaaro

-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
Hiraale's first assassination targeting. That's like growing your first tooth in the politics game. He still has a ways to go. 
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
[quote="paidmonk"]Hiraale's first assassination targeting. That's like growing your first tooth in the politics game. He still has a ways to go.
[/quote]
tha fock do you want you fat pitiful loser

- ORGEONES
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1198
- Joined: Mon Feb 26, 2007 2:57 pm
- Location: Loading....................
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
Quule eaters stop bad mouthing mr Yusef.
- Luq_Ganane
- SomaliNet Super

- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
This is their only resort, after getting punished in Bulo Gudud. How pathetic.
- neocon_2007
- SomaliNet Super

- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
[quote="paidmonk"]Hiraale's first assassination targeting. That's like growing your first tooth in the politics game. He still has a ways to go.
[/quote]

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
[quote="neocon_2007"][quote="paidmonk"]Hiraale's first assassination targeting. That's like growing your first tooth in the politics game. He still has a ways to go.
[/quote]
[/quote]
stop claiming digil and mirifle clans
stop claiming digil and mirifle clans
- neocon_2007
- SomaliNet Super

- Posts: 6154
- Joined: Wed Mar 07, 2007 12:37 pm
- Location: Raiding Garowe...
Re: ABDULLAHI AXMAAR IS BEHIND THE BOMB ATTACK.
[quote="DawladSade"][quote="neocon_2007"][quote="paidmonk"]Hiraale's first assassination targeting. That's like growing your first tooth in the politics game. He still has a ways to go.
[/quote]
[/quote]
stop claiming digil and mirifle clans[/quote]
Whose claiming anything
, move along

stop claiming digil and mirifle clans[/quote]
Whose claiming anything
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 19 Replies
- 1672 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 0 Replies
- 612 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 493 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 404 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 25 Replies
- 346 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 27 Replies
- 2173 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 446 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 957 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 656 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 2 Replies
- 1935 Views
-
Last post by Coeus