Page 1 of 1

Barre Hiiraale flown to Nairobi for further checkup.

Posted: Fri Jun 29, 2007 12:17 pm
by DawladSade
Xildhibaan Barre Hiiraale oo loo duuliyay Mag. Nairobi

Click here to find shabelle news in English

Baardheere 29, June.07 ( Sh.M.Network) Wasiirkii hore ee gaashaandhigga haatana ah Mudane ka tirsan Baarlamanka somalia oo dhowaan dhaawac uu ka soo gaaray qarax miino oo lala beegsaday gaari uu saarnaa oo marayay meel ku dhow degmada Baardheere ayaa galabta loo duuliyay magaalada Nairobi si halkaasi loogu soo daweeyo.

Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa waxaa ka qaaday garoonka diyaaradaha degmada Baardheere diyaarad gaar ah, halkaasi oo ay ku sii sagootiyeen xubno ka tirsan maamulka degmada Baardheere, saraakiil iyo odayaal dhaqameedyo sida uu ku soo waramay Wariyaha shabelle ee gobolka Geedo, Axmed Cumar Saalixi.

Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa tagitaankiisa magaalada Nairobi waxa ay ku macneeyeen mas'uuliyiin ku dhow dhow arimo la xiriira xagga caafimaadkiisa, maadaama xildhibaanka dhaawac fudud uu ka soo gaaray qarax miino oo dhowaan lala beegsaday Kolonyo uu watay.

Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa sida la sheegay ku soo laaban doono magaalada Baardheere oo uu ka sii wadi doono dadaalo nabadeyn ah oo maalmahaan ay ka wadeen tuulooyin hoosyimada degmada.

Click here to find shabelle news in English

Axmed Cumar Saalixi

Shabelle Media Network Somalia

Re: Barre Hiiraale flown to Nairobi for further checkup.

Posted: Fri Jun 29, 2007 1:08 pm
by Luq_Ganane
Alxamdurilah he's doing well, and the enemies plot was foiled. Alxamdurilah we have the upper hand, and these traitors weren't put above us.

Re: Barre Hiiraale flown to Nairobi for further checkup.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:26 pm
by DANGIRL
In the case of salvation, He must be saved. Sad

Oh, who am I kidding, he should have died in that car bomb.Rolling Eyes

Re: Barre Hiiraale flown to Nairobi for further checkup.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:38 pm
by DawladSade
My dad probably met him at the airport. Laughing

http://www.gedonet.com/files/barredif.jpg

[quote]Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarey Magaalada Nairobi ayaa waxay tilmaamayaan in Xildhibaanku abaare 12.30fiidnimo ee caawa inuu ka degay garoonka caalamiga ee Magaalada Nairobi,halkaasi oo si weyna loogu soo dhaweeyey. Xildhibaan Barre Hiiraale ayaa waxaa ka qaaday garoonka diyaaradaha degmada Baardheere diyaarad gaar ah[/quote]

..http://www.gedonet.com/index.php?news=1583

Re: Barre Hiiraale flown to Nairobi for further checkup.

Posted: Fri Jun 29, 2007 2:41 pm
by Phd in naago kudis
you marexaan act like this man's shit is like gold man

he is tratior just like caasho yusuf and fanax

becoz he is a member of the TFG