Page 1 of 1
Enemy soo gal.
Posted: Sat Jun 30, 2007 8:34 pm
by DawladSade
marka wali xal miaad ka gartay diin iyo qabyaalad sidaad isku wadi lahayd?

Re: Enemy soo gal.
Posted: Sat Jun 30, 2007 8:38 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
xiligii qabyaaladuu wey dhamaatay sxb waxba iskuma wadayo...but times is hard maaayn

Re: Enemy soo gal.
Posted: Sat Jun 30, 2007 8:41 pm
by DawladSade
waan gartay, hadii lagu qabtana adigoo qabyaalad faraha la galayo?
Re: Enemy soo gal.
Posted: Sat Jun 30, 2007 8:43 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
maba dhacayso dee
Re: Enemy soo gal.
Posted: Sat Jun 30, 2007 8:44 pm
by DawladSade
Lacalane
Re: Enemy soo gal.
Posted: Sat Jun 30, 2007 11:05 pm
by WACAYSA IS GALE
lama qaban karo ciida bu geli

Re: Enemy soo gal.
Posted: Sat Jun 30, 2007 11:14 pm
by Libah86
EOMM waa macalinka luqada somaliga dictionaryga isaga ka saaxsaan ninkaas aman hala siiyo fadlan