somalis in Australia
Posted: Sat Jun 30, 2007 10:07 pm
dhamaan somalida ku nool Australia especially in Melbourne waxaa la ogaysiinayaa in uu dhici doono banaanbax weyn kaas oo loga banaanbaxaayo dhidbaata dilka kufsiga ka dhacays dalka Ogadenia ee xabashidu si xun u qalayso. bananbaaxan oo ka dhacaya melboure iyo canabera safarada eothiopia banaanbax oo ah kii ugu horay ee ka dhaca austalia dhamaan dadka ku nool wadan waxaan jeclaan leheen in eyka soo qeyb qalaan oo ey tusaan dhibka haysta dadkeen plz and plz come on join us ur apearance on dat day can save alot of people the more peole da better..