Israsaaseyn culus oo ka bilaabatay magaalada Muqdisho
Click here to find this article in English
Mogadishu 01, July.07 ( Sh.M.Network)- Dagaal culus ayaa ka bilowday caasimadda Somalia ee Muqdisho caawa abaarihii 10:10 Pm, iyadoo dagaalkaan la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan.
Israsaaseyn culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho, iyadoo wali aan la ogeyn israsaaseyntaasi cidda ay u dhaxeyso.
Israsaaseyntaan xooggeeda ayaa ilaa iyo wali goobaha laga maqlayo waxaa ka mid ah Nawaaxiga Isgoysyada Bakaaraha iyo KPP ee degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Sida ay shabelle u sheegeen dadka deegaanka, oo qadka teleefoonka inagula soo xiriirey, Rasaas xoogan ayaa soconeysa walina lama oga qasaaraha ay geysteen.
Israsaaseyntaan ayaa intii aysan bilaaban ka hor waxaa la maqlay qarax aad u xoogan oo loo maleynayo in uu ahaa Baasuuke lagu weeraray goob wali aan la soo sheegin oo u dhaxeysa isgoysyada Bakaaraha iyo KPP ee magaalada Muqdisho.
Wixii ku soo kordha ha ka dheeraan shabelle.net ama refresh dheh daqiiqado ka dib boggaan.
Click here to find this article in English
Shabelle Media Network Somalia
Contact us info@shabelle.net
BREAKING NEWS WAR IN MUQDISHO TONIGHT
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- Basra-
- SomaliNet Super
- Posts: 49034
- Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
- Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.
Re: BREAKING NEWS WAR IN MUQDISHO TONIGHT

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS WAR IN MUQDISHO TONIGHT
basra remember
both of ur butt cheeks
both of ur butt cheeks
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: BREAKING NEWS WAR IN MUQDISHO TONIGHT
BASRA!! 
You rock!!

You rock!!

-
- SomaliNetizen
- Posts: 490
- Joined: Mon Dec 18, 2006 11:04 pm
- Location: Headquarter of Somalinet Patriotic Movement (SPM)
Re: BREAKING NEWS WAR IN MUQDISHO TONIGHT
It seems the big fights are back, big thangs popping and little shiit stopping.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS WAR IN MUQDISHO TONIGHT
VIVA XOOGA KACDOONKA
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: BREAKING NEWS WAR IN MUQDISHO TONIGHT
walle..Muqdishu waa la iskaga daba yimaaday
mana laga harayo eyda eyda dhashay

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by adanboy
-
- 11 Replies
- 921 Views
-
Last post by musika man
-
- 10 Replies
- 1637 Views
-
Last post by TarTar
-
- 25 Replies
- 2693 Views
-
Last post by DonCorleone
-
- 14 Replies
- 1484 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 7 Replies
- 690 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 8 Replies
- 708 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 5 Replies
- 565 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 2 Replies
- 553 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 0 Replies
- 35 Views
-
Last post by adanboy