Xafladii Xiritaanka Dugsiyaada Waxbarashada Degmada Baardheere Oo Lagu Qabtey Dugsiga H/Dhexe ee Dr.Qaasim
Jul 01,2007
by Baardheere-GEDO-NN
Xafladan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayna soo qaban qaabiyeen maamulka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Baardheere iyo Gudiga waalidiinta ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan labo kun oo qof oo ka kala socdey Macalamiinta dusiyada, ardeyda, waalidiinta ardeyda iyo waxgarad kale oo ka kala socdey qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada Baardheere ayaa Galabta lagu qabtey xarunta Dugsiga H/dhexe ee Dr.Qaasim.
Xaflada ayaa ujeedadadeedu waxay ahayd xiritaanka Sanad dugsiyeedka 2006-2007, furitaanaka xaflada xiritaanka oo ku bilaabantay jawi aad u farxad badan ayaa qaar ka mid ah ardeyda Dugsiyada waxay halkaasi ku soo bandhigeen Ruwaayad goos-goos ah oo ku saabsan muhiimada waxbarashadu ay u leedahay ubadka soo koraya, dabadeed waxaa bilaabmay Baqti-nasiib loo dhigay dad gaaraya ilaa 35 qof oo ka kala socdey bulshada qeybaheeda. Gebagebadiina Ardeydii sanad dugsiyeedkani ugu buundo sareysayna iyo kuwii ugu adaabta badnaana la gudoon siiyey abaalmarino kale gedisan oo ay ku muteysteen waxbarashadooda.
Xafladan ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Cabdulaahi Cali Mataan oo xubin ka ah Gudiga Fulinta HIRDA-Netherland,gebagebadii xaflada ayaa waxaan halkaasi hadalo kooban ka jeediyeyC/fitaax Maxamed Cali oo ka mid ah masuuliyiinta Ururka HIRDA-Soomaaliya oo ka waramay marxalidihii kala duwanaa ee uu soo maray dugsiyada Waxbarashada HIRDA oo haatan Maraya heerkii ugu sareeyey. Waxuuna tibaaxay in ardeyda sanadkan dugsiyada ay maamusho Hirda loo xirey in tiradoodu ay gaareyso in ka badan labo kun oo ardey,isagoo dhinaca kalena u mahad celiyey Gudiga Fulinta HIRDA-Netherland oo uu tilmaamay inay sabab u ahaayeen hirgelinta waxbarasha ka hanaqaadey Degmada.
Dhamaandadkii ka qeyb galey xaflada Xiritaanka dugsiyada ayaa waxay aad ugu riyaaqeen tartan suugaaneed ay soo bandhigeen qaar ka mid ah ardeyda waxka barata dugsiyada HIRDA oo soo bandhigey ruwaayadgoos-goos ah oo ka turjumaysay doorka waxbarasho.
A C Saalixi-GEDO-NN-Baardheere
http://www.gedonet.com/index.php?news=1591
OPENING AND FUNDRAISER OF A NEW HIGH SCHOOL IN BAARDHEERE
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super

- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: OPENING AND FUNDRAISER OF A NEW HIGH SCHOOL IN BAARDHEERE
sadaam is your unlce huraale still hiding in kenya?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 5873 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 5 Replies
- 14918 Views
-
Last post by Ladylove02
-
- 5 Replies
- 611 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 4 Replies
- 2103 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 2 Replies
- 478 Views
-
Last post by zingii
-
- 5 Replies
- 822 Views
-
Last post by razzberry
-
- 28 Replies
- 1817 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 5 Replies
- 1721 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 3 Replies
- 1202 Views
-
Last post by kambuli
-
- 4 Replies
- 1586 Views
-
Last post by Rabshoole