New Security Drive In Kismayo.........

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

New Security Drive In Kismayo.........

Post by Luq_Ganane »

Odayaasha dhaqanka Magalada Kismaayo oo sameeyey ciidamo amaanka suga
Click here to find this article in English

Kismayo 01, July.07 ( Sh.M.Network)-Odayaasha dhaqanka ee Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa maanta ay sheegeen in ay magaalada u sameeyeen ciidamo suga amniga,iyadoo maalmihii ugu dambeeyay ay magaaladaasi ka jireen falal amni darro .

Ciidamadan maanta loo xilsaarey in ay wax ka qabtaan amniga magaalada ayaa waxaa durbaba maanta la arkaayey iyagoo si qeybo qeybo ah ugu soconaayey gudaha magaalada Kismaayo, iyagoo marayey meelaha ay dadka ku badan yihiin ee magaalada Kismaayo.

Sida uu saxaafadda u xaqiijiyey taliyaha ciidamada nabad sugidda magaalada Kismaayo Col Cabdul Xuseen Warsame Cabdul Xiirey, ciidamadaani amaanka loo xilsaarey ayaa odayaasha dhaqanka beelaha gobolka dega waxaa ay awaamiir buuxda ku siiyeen in ay toogtaan qofkii ay arkaan isagoo ku howlan fulinta ficilo caqabad ku noqon kara amaanka iyo xasiloonida magaalada Kismaayo.

Marar hore oo sidaan oo kale la isku dayey in ciidamo amniga suga magaalada Kismaayo loo diyaariyo ayaa waxaa caqabadda ugu weyn ee ay la kulmi jireen ay aheyd iyadoo loo waayay mushaarad ciidamadaas la siiyo.

Arrimahaasi ayaa waxaa laakiin uu sheegey taliyaha ciidamada nabad sugidda magaalada Kismaayo Col Cabdul Xuseen Warsame in la xaliyey oo ay ciidamadaasi howl gali doonaan.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: New Security Drive In Kismayo.........

Post by Luq_Ganane »

With Redlipstick MIA, and Col Koojar's remains in alligator shid after throwing himself in the river, and the isbaaro, and Hutu style antics of the punaniland army dismatled, we could now do these things. Cool
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: New Security Drive In Kismayo.........

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Jubbaland shall rise Cool
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”