Page 1 of 1

Ciidamo Lagu Aruurinay Balid doogle iyo Laanta Buuro oo ku s

Posted: Wed Jul 04, 2007 9:24 am
by Hiiraan boy
Ciidamo Lagu Aruurinay Balid doogle iyo Laanta Buuro oo ku soo wajahan Magaalada Kismaayo
Last Updated::2007-07-04 16:27:59

TopStoryKismaayo:- Wararka naga soo gaaraya Magaalada xeebta ah ee Kismaayo ayaa sheegay

in ay magaalada Kismaayo ku soo wajahan yihiin Ciidamo ka tirsan kuwa DFKM oo sida la sheegay fariisimo ka dhigtay Xerada Balid doogle iyo Laanta Buuro.

Ciidamadaan ayaa dadka ku dhaqan Jubada Hoose ay aad u hadal hayaan iyadoo dadku ay ka kala bixiyeen aragtiyo kala duwan, inkastoo dadka intiisa badan ay sheegayaan in Ciidamadaan ay ku soo wajan yihiin Magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo iyo dhamaan gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ka jira dhiilooyin colaadeed iyo ciidamo ku jira diyaargarow, iyadoo sida la sheegayo ay jiraan ciidamo ku kala sugan Afmadow, Janaalee Cabdalle, Xeebta Qandal oo ku jira diyaar garow ay ku doonayaan inay mar kale dib u soo weeraraan Magaa lada Kismaayo oo ilaa hadda khilaafka ka taagan aan wax xal ah loo helin.

HorseedNet.com

Re: Ciidamo Lagu Aruurinay Balid doogle iyo Laanta Buuro oo ku s

Posted: Wed Jul 04, 2007 9:26 am
by Boqor__Daarod
waryaa hiiran boy why did you post that dead gay somali guy as your own picture, Confused answer that Shocked