"Korneyl Gabre ayaa dalka ka taliya dowlad ma jirto”

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

"Korneyl Gabre ayaa dalka ka taliya dowlad ma jirto”

Post by Lacageylacag »

Max’ed Xasan Xaad oo ka mid ah shanta guddoomiye ku-xigeen ee golaha dhaqanka odayaasha beelaha Hawiye ayaa markii ugu horeysay muuquf aad u fog ka qaatay shirka dib u heshiisiinta ee loogu magac daray shirka dhameynta khilaafaadka beelaha Hawiye, kaasoo maanta lagu waday inuu ka furmo hotelka Shaamo ee magaalada Muqdisho.
Xaad ayaa markii ugu horeysay ka shanqariyay in aysan dalka ka jirin wax la yiraahdo dowlad, sida uu hadalka u dhigay, wuxuuna tilmaamay in dalka Soomaaliya iminka uu madaxweyne ka yahay nin Corneyl ah oo lagu magacaabo Jen. Gabre oo Itoobiyaan ah.
“Anagu haddii aan shir ka qeyb galeyno waa in shirkaasi lagu qabqto meel dalka banaanka ka ah, maxaa yeelay dalka waa la heystaa wuxuuna gacanta ugu jiraa gacan gumeysi dadkuna xor uma ahan waxa ay tabanayaan inay soo bandhigtaan” ayuu yiri Xaad oo hoosta ka xariiqay in sababta ay shirka u qaadaceen ay tahay in la qaldayo ajendaha shirka.
“Dalkan waa la heystaa, waxaana cadeyn u ah cidii la doono waa la xiraa, waana la dilaa, habeen iyo maalinba dad ayaa la uruuriyaa oo la gataa, waxaana loo dhoofiyaa Itoobiya” ayuu mar kale yiri Xaad oo dhinaca kale sheegay in loo baahan yahay arrinta shirka laga dhigo mid looga hadlo siyaasada.
Hadalka Max’ed Xasan Xaad oo ka mid ah kuxigeenada gudiga sare ee golaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa ku soo beegmaya xilli maanta oo Khamiis ah la filayay inuu qabsoomo shir loogu magac daray shirka dhameynta khilaafaadka beelaha Hawiye.

Xafiiska wararka xog-waran ee Muqdisho
xog-waran@hotmail.com
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: "Korneyl Gabre ayaa dalka ka taliya dowlad ma jirto”

Post by ciyaal_warta »

looolz hada maad ogaatey in dalka la heysto Laughing
president of somali : malez Laughing

btw waryaa i know this guy name maxamed xasan xaad he is the brother of my dugsi quran teacher dammmn he became nabadooon Laughing Laughing
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: "Korneyl Gabre ayaa dalka ka taliya dowlad ma jirto”

Post by Lacageylacag »

yuu yahay?

Is he HG or Abgaal?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: "Korneyl Gabre ayaa dalka ka taliya dowlad ma jirto”

Post by sadeboi »

Laughing Laughing

He is the ethiopian general send to lead the ethiopian army in Somalia lacag.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: "Korneyl Gabre ayaa dalka ka taliya dowlad ma jirto”

Post by Lacageylacag »

[quote="sadeboi"]:lol: Laughing

He is the ethiopian general send to lead the ethiopian army in Somalia lacag.[/quote]

I am asking the qabiil of the Nabadoon, moxamad Xassan Xaad.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: "Korneyl Gabre ayaa dalka ka taliya dowlad ma jirto”

Post by sadeboi »

ok.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: "Korneyl Gabre ayaa dalka ka taliya dowlad ma jirto”

Post by ciyaal_warta »

[quote="Lacageylacag"]yuu yahay?

Is he HG or Abgaal?[/quote]

not both he is my reer abti murusade , (foorculus, habar ceyno) Cool
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: "Korneyl Gabre ayaa dalka ka taliya dowlad ma jirto”

Post by Lacageylacag »

[quote="ciyaal_warta

not both he is my reer abti murusade , (foorculus, habar ceyno) Cool[/quote]

Ok thanks walaal.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”