Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha Oo Cayintay Wakhtiga La Qabanayo Tartanka Ciyaaraha Gobolada ee 2007.


Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha Oo Cayintay Wakhtiga La Qabanayo Tartanka Ciyaaraha Gobolada ee 2007.

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Md. Maxamuud Siciid Maxamed ayaa daboolka ka qaaday wakhtiga la qabanayo Ciyaaraha tartanka Gobolada dalka Somaliland ee sanadkan 2007-ka, oo muddo hakad galay.

Wasiirka oo shir shirjaraa’id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa ayaa faahfaahin ka bixiyey qaabka uu u qabsoomayo tartanka Ciyaalka ee Sannadka 2007, waxana uu sheegay inay wasaaradiisu iska xil saartay qaban qaabada tartankaa iyo kharashka ku baxaya.

Ugu horeyn wasiirku isagoo arrimahaa ka hadlaya waxa uu yidhi:- “Ciyaaraha Gobolada Jamhuuriyada Somaliland, oo runtii dhalinyarada iyo dadka ciyaaraha xiiseeyaa ay aad u sugayeen, ayaa waxaan jecelay inaan maanta halkan kaga dhawaaqo wakhtiga rasmiga ah ee la qabandoono waxaana tartankaa la qabandoona 23 july 2007”.

Md. Maxamuud Siciid waxa uu ugu baaqay isu-duwayaasha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Gobolada dalka inay ciyaartoydooda ku soo xareeyaan Caasimada, waxanu kula dardaarmay inay wakhtiga dhawraan, isagoo shacabka reer Hargeysa u soo jeediyey inay wadaniyad iyo walaaltinimo ku jirto u soo dhaweeyaan ciyaartooyada Gobolada kale ka yimid.


Mar uu wasiirku la hadlayey masuuliyiinta Gobolada iyo Degmooyinka waxa uu yidhi: “Waxaan u soo jeedinayaa Maayarada iyo Badhasaabada Gobolada dalku inay ku dedaalaan inay si fiican ula garab istaagaan dhalinyaradooda ay masuulka ka yihiin, inay dhiiri-gelin u sameeyaan
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by Samatr »

Togdheer. Cool
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by wadaniweyn1 »

which ever team is habar jeclo socaa Cool Very Happy Cool
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

$ TOGDHEER$
Samatr
LiQaaYe

$SANAAG%
KUN-DILE
XIDIGTAJSL

$HARGEISA$
INA BAXAR
DHEGOBACEYL

$SOOL%
BEN-DOVER

$SAAXIL$
PHD NAAGO KUDIS

$AWDAL$
KING-OF-AWDAL- His in somaliland right now
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

REER TOGDHEER OUR TEAM IS READY FOR THE 23 JULY TOURNAMENT IN HARGEISA Cool


Isuduwaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha C/kariin Yusuf Muraad ayaa soo gaadhsiiyey Wariyaha Shebakada Wararka Golisnews Burco Siciid Axmed Raage



Nuqul ay ku qoran yihiin magacyada Ciyaartoyga uga Qayb Galaya tartan Ciyaaraha Gobalada ee dhowaan ka furmi doona Magaalada Hargaysa, Xubnaha Ciyaartoyga ee ka qayb gelaya Tartanka waxay kala yihiin Magacyada Hoos ku qoran:

1. Axmed Cabdi Cali (Bave)



2. C/naasir Maxamed Xirsi



3. Mukhtaar Axmed Jaamac (Galaydh)



4. Baashe Maxamed Axmed



5. Mustafe Maxamed Axmed (Xariiq)



6. Maxamed C/laahi Siciid (Juuqa)



7. C/kariim Cawil Warsame



8. Muqtaar Saleebaan Faarax (Buudi)



9. Mawliid Cabdi Guuleed

C/naasir Cali Axmed (Beder)

Maxamed Cawil Xaashi (Fatax)

C/raxmaan Muuse Yusuf (Beer)

Axmed C/laahi Maxamed (Badhey)

Shaafic Daroor Cali

Maxamed Ismaaciil Warsame (Saxarla)

C/risaaq Axmed Muuse (Shiine)

Maxamuud Maxamed Daahir (Siipo)

Mustafe Xasan Raage (Bisad)

Tababaraha (Coach) Maxamed Yusuf Kaahiye Dhoombir



Tababare ku Xigeenka (Assistant Coach) Mubaarig Tarabi Jaamac
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by DR-YALAXOOW »

do jaadwale people play soccer????? Confused Confused i though you just jew jaad all day long and listen li la law liii llaa law law.

aakhiro samaaan qaldaaanders playing soccer!!!! Laughing Laughing Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by LiQaaye_TDH »

Monkey abgaal take your azz out of here.......

we dont want any San Laba Qol in here... strictly Landers Cool
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Luuq can beat your Lander teams

Laughing Laughing Laughing
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by Phd in naago kudis »

liqaaye

i was born in togdheer

but i spend most of my time in saaxil mainly "sheik"

so i supports saaxil first

if hargeis played agianst togdheer

togdheer every day
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by Phd in naago kudis »

sadamm only profesional somali footballer is a somalilander

yusuf hersi plays in holland's top division
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by paidmonk »

Nugaal: East Somaliland. up
User avatar
Phd in naago kudis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6349
Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
Location: Smoking Shiisha With Ali Baba

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by Phd in naago kudis »

paidmonk

they wont be allowed in

liqaaye may the best team win


and are big football fan?

if so how is your team in england?
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by DR-YALAXOOW »

hersi is ogaadeeen not isaaq
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by DR-YALAXOOW »

waxaan la yaabanahay qaldaanlanders football ciyaaraayo waa wax igu cusub!!
WAR yaa idiin heesayo, shaqadiinii xagga heesaha yaa uga tageysaan?+ haddii aad bilaawdan football
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: Somaliland footballs tournament Repp your Region!!!!!!!!!!!

Post by wadaniweyn1 »

HERSI IS ISSAQ , U FUKKING STUPID HUTU .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”