Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
Moderator: Moderators
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
Beesha SADE-LONDON Oo Qadosharaf U Sameeyey Garaad Jaamac Garaad Cali
Jul 07,2007
by London-GEDO-NN
Xaflad qado sharaf lagu maamuusayey Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac oo ka dhacday hoyga siyaasiga Cabdi Xoosh Ashkir uu ka deggan yahay magaalada London ayaa waxaa ka soo qeybgalay odayaal, aqoonyahanno iyo siyaasiin ka kale yimid wadamo kale duwan.
Qadosharaftaan oo si weyn loo agaasimay ayaa waxaa hadallo soo dhoweyn ah halkaasi ka jeediyey siyaasiga Cabdi Xoosh Ashkir iyo prof.Cabdullahi Qodobeey Maax. Siyaasiintiintaan ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee wadanka Soomaliya, gaar ahaanna colaadaha dhowaan ka dhacay gobollada jubbooyinka iyo sidii xal waara loogu heli lahaa oo lasoo afjari lahaa dagaaladaasi, lana baajiyo dhiig dambe oo ka daata gobolladaasi. Siyaasiintu waxaa ay ka codsadeen in Garaad Jaamac Garaad Cali inuu u istaago colaadaha ka taagan soomaliya, gaar ahaanna kan ka taagan gobalka Jubbada hoose.
Garaad Jaamac oo hadallo kooban oo wacyi gelin iyo duco isugu jira ka jeediyey qadosharaftii ayaa waxaa cabiray dareenkiisa ku aadan dagaalada sokeeye ka dhacayey wadanka Soomaliya 17kii sano ee ugu dambeeyey, kuwaasoo ku tilmaamay in loo baahanayn in dib loogu noqdo, si wadajirahna loogu wadoistaago sidii loo soo afjari lahaa colaadaha dhan meelkasta oo ay Soomaliya ka jiraan. Garaad Jaamac ayaa ugu dambeyntii sheegay inuu wadotashiyo la yeelan doono Boqoradda, garaadyada, ugaasyada iyo hogaamiye dhaqamadeeydada dhamaantood ku jira gudaha Soomaliya si loogaaro xal waara, gaar ahaanna colaadaha ka jira gobollada jubbooyinka.
GEDO-NN-London

-
- SomaliNetizen
- Posts: 673
- Joined: Mon Mar 12, 2007 11:22 am
- Location: LASANOD GODALO SSC WARDHEER JUBBADA HOSE
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
BEESHA SADE TOOLKA BEY SO DHAWEYAAN.

- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4010
- Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
- Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
- Contact:
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
Talo Maxa La Siiyay Shirka Inteey Socotay Quulo Iyo Digir?. Meel Kasta Joogaan Ilkoyar Abaar Ba Ku Dhacdu.....
......................................................
......................................................
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
quuleda waa waxey wiilsha SADE la dheer yahiin dhabayaacadiin camal ma nahin....
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4010
- Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
- Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
- Contact:
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
Ilkoyar Oo Dheer?. Wa Adiga Oo Dhahday, Indho Yar Oo Madow Baan Arkay. Filinkaan Yu Oo Dhisa....
..................................................

- Advocatar
- SomaliNet Super
- Posts: 9940
- Joined: Sat Sep 09, 2006 9:35 pm
- Location: Chilling In SANAAG, Makhiir State Of SOMALI, enjoying TUNA fish
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
The Garaad must of gain atleast couple of hundred pounds..............everyday a different qabiil is hosting him since last year.
Ureyso.....I understand sadeboi called your small laf insignificant lakinse do you have to hate all the time.

Ureyso.....I understand sadeboi called your small laf insignificant lakinse do you have to hate all the time.

Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
horta ado majeertaan ah dheerer iyo waxaas inaad ka hadashid maba aho...
marexaan are not known to be short like the dhabayacos..only ogs and dhulos can speak about height with us...
marexaan are not known to be short like the dhabayacos..only ogs and dhulos can speak about height with us...
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
heck even my Reer Yusuf is bigger then their Ba bah Laangaabs

-
- SomaliNetizen
- Posts: 673
- Joined: Mon Mar 12, 2007 11:22 am
- Location: LASANOD GODALO SSC WARDHEER JUBBADA HOSE
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
THATS WHAT I SAID EVERY QABIIL AND COMMUNITY IS HOSTING HIM FROM SOOL SANAAG CAYN DJBOUTI TO NORTH AMERICA AND NOW IN EUROPE.
HE MUST BE GAINING WEIGHT AND ITS DIRESPECTFULL TO SAY NO TO FOOD LOOOOOOOOL.

- Phd in naago kudis
- SomaliNet Super
- Posts: 6349
- Joined: Sun Apr 22, 2007 7:41 pm
- Location: Smoking Shiisha With Ali Baba
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
[quote="WACAYSA IS GALE"]THATS WHAT I SAID EVERY QABIIL AND COMMUNITY IS HOSTING HIM FROM SOOL SANAAG CAYN DJBOUTI TO NORTH AMERICA AND NOW IN EUROPE.
HE MUST BE GAINING WEIGHT AND ITS DIRESPECTFULL TO SAY NO TO FOOD LOOOOOOOOL.[/quote]
reer somaliland aint hosting this qabilsite retard

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
[quote="sadeboi"]horta ado majeertaan ah dheerer iyo waxaas inaad ka hadashid maba aho...
marexaan are not known to be short like the dhabayacos..only ogs and dhulos can speak about height with us...[/quote]
Horta Dhbayacoda iyo Hawiyada mala kal sari kara? Dhabayacoda gurtigooda waa wax gaaban, and dark as a motha.

marexaan are not known to be short like the dhabayacos..only ogs and dhulos can speak about height with us...[/quote]
Horta Dhbayacoda iyo Hawiyada mala kal sari kara? Dhabayacoda gurtigooda waa wax gaaban, and dark as a motha.

Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
[quote="Advocatar"]The Garaad must of gain atleast couple of hundred pounds.........everyday a different qabiil is hosting him since last year.
[/quote]
Garaadku Bariis iyo Hilib uu ka dhargay
2 days ago it was Warsangeli, today its Marexaans turn

[/quote]

2 days ago it was Warsangeli, today its Marexaans turn

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
bal wayahay eeh maxay ka wadda hadlayaan dhulbahante iyo merexaan 4000 km baa uu kala dhexeyaa

- Luq_Ganane
- SomaliNet Super
- Posts: 7849
- Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am
Re: Beesha SADE UK welcomes Garaad GUUD ee Beesha Dhulobahante
[quote="The_Emperior5"]bal wayahay eeh maxay ka wadda hadlayaan dhulbahante iyo merexaan 4000 km baa uu kala dhexeyaa
[/quote]
Nothing saaxib. Just showing that Darood respect.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 52 Replies
- 5851 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 10 Replies
- 1436 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 645 Views
-
Last post by snoop12
-
- 0 Replies
- 753 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 12 Replies
- 2101 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 7 Replies
- 523 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 476 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 0 Replies
- 1014 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 3 Replies
- 27 Views
-
Last post by CoolPoisons