waa runtaa good luck whit there jaamacad waa run laakiiin proff samatar waa profs abdi sacaiiid samatar ayaa hadda ka hor laga wareeystay jaamacadaha somalia laga furey after xukunkii siyaaad bare.
laakiin kuwa kale sida boosaaso iyo hargeysa iyo kuwo kale wuxuu yiri waa aqalo ama maqaayado la furtey oo lagu dhajiyey magaca jaamacad! saasna jaamacad kuma noqonaayaan.
gedo haddii laga furo jaamacad waa good news . aniga xitaa CEELDHEER UNIVERSITY mardhaw aa fureynaa waliba waxaan fureynaa qeybta BARASHADA AFKA ABGAALSS oday cabdulle ayaa wax ka dhigaaayo meesha.