BREAKING NEWS Suuqa Bakaaraha oo uu ka socdo kacdoon Shacab.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS Suuqa Bakaaraha oo uu ka socdo kacdoon Shacab.

Post by Hiiraan boy »

(09-07-2007)Suuqa Baakaaraha ayaa Saaka gebi ahaanba xiran, iyadoo dad aad u badanna ay Suuqa yimaadeen, waxaana Subaxnimadiiba bilaabmay dagaallo goos-goos ah oo u dhaxeeya dadkii Saakay ku soo kallahay Suuqa iyo Maleeshiya beeleedka kooxda mbegaati, oo shantii maalmood ee la soo dhaafayba bililiqo u soo aadayey Suuqaas.

Ilaa 4 qarax oo waaweyn ayaa saakay ka dhacay Suuqa gudihiisa, waxayna labo qarax oo waaweyn ay goor dhow ka dhaceen qeybta sarrifka lacagaha, halka barqanimadii laba qarax oo kale ka kala dhceen qeybta Dahabka iyo qeybta khudaarta.

Goobjoogayaal ku sugan Suuqa oo Dalkanews mobiladda kala xiriirey ayaa inoo xaqiijiyey, in maleeshiyada bililiqo doonka ah ee kooxda mbegaati iyo dadkii saakay Suuqa u yimid iney la dagaallamaan, ay is rasaaseynayaan iyadoo bam gacameedyo dhowr ah lala beegsaday maleeshiyada mbegathi.

Waxaa kaloo ay noo sheegeen iney arkeen meydad jidadka yaala, iyo dad dhaawac ah oo gaari gacano lagu qaadayo, waxaana kaloo ay noo sheegeen in maleeshiyada bililiqo doonka ah saakay loo geystey khasaaro badan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Axmed daacuun oo ka mida dadka saaka u yimid Suuqa iney iska dhiciyaan maleeshiya beeleedka mbegaati ee xoola doonka ah, ayaa ii xaqiijiyey in dadku aad u cadheysan yihiin, waxa maanta dhacayana ay bilow u tahay kacdoon shacab oo looga hortago burcadda isku baheysatay boobka hantida Shacbiga.

Daacuun ayaa ii sheegay in kacdoonka maanta ka bilaabmay Bakaaraha ay suuto-gal tahay inuu dhaqso ugu fido qeybaha kale ee Magaalada.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: BREAKING NEWS Suuqa Bakaaraha oo uu ka socdo kacdoon Shacab.

Post by eyes-only »

Ilaahey garabkooda ha galo....

the TFG moroyaan thugs have brought nothing but trouble....tuugonimo wax aheyn maku soo kordhinin wadanka... May God help the people of Xamar.
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Re: BREAKING NEWS Suuqa Bakaaraha oo uu ka socdo kacdoon Shacab.

Post by musika man »

[quote="eyes-only"]Ilaahey garabkooda ha galo....

the TFG moroyaan thugs have brought nothing but trouble....tuugonimo wax aheyn maku soo kordhinin wadanka... May God help the people of Xamar.[/quote]

^^^

eyes for president of somalia, with dis support i expect to get a dance at club karbaash killa with you in your innaugration party night. all lamagodleys support eyes for president. without the joke you will be a better president than tfg and icu combined.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: BREAKING NEWS Suuqa Bakaaraha oo uu ka socdo kacdoon Shacab.

Post by LiQaaye_TDH »

The fukers nearly blew up, the Dahabshiil Bank in In Suuqa Bakaaraha few days ago Laughing
musika man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5661
Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am

Re: BREAKING NEWS Suuqa Bakaaraha oo uu ka socdo kacdoon Shacab.

Post by musika man »

[quote="LiQaaye_TDH"]The fukers nearly blew up, the Dahabshiil Bank in In Suuqa Bakaaraha few days ago Laughing[/quote]

^^^

blowing up is the only somali expertise, leave the fuckers blow each other, are you hawar awal?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: BREAKING NEWS Suuqa Bakaaraha oo uu ka socdo kacdoon Shacab.

Post by LiQaaye_TDH »

No im Brawaani Jeclo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”