Dagaal xoogan oo ka dhacay deegaanka Shalanbood ee gobolka Sh/hoose
Click here to find this article English
Mogadishu 09, July 07 ( Sh.M.Network)- Dagaal sababay qasaaro wali aan la shaacin ayaa ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ah ku dhex maray deegaanka Shalambood ee gobolka Sh/hoose,
Sida ay shabelle u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda KMG ah, Dagaalkaasi ayaa la sheegay in uu ka dhashay Ctrl ka Shalambood gaari dagaal oo ku sugnaa oo ay rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan Miltariga.
Saraakiishaan oo codsaday in magacooda aan la shaacin ayaa waxa ay sheegeen in uu jiro qasaaro ka dhashay isku dhacaasi, inkastoo ay ka gaabsadeen in ay faahfaahin ka bixiyaan.
Click here to find this article English
Shabelle Media Network Finland
E-mail us: info@shabelle.net
BREAKING NEWS WAR BETWEN TFG IN SHALANBOOD
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 767 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 90 Replies
- 62919 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 21 Replies
- 10615 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 14 Replies
- 6190 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 17 Replies
- 2439 Views
-
Last post by Bandit
-
- 8 Replies
- 603 Views
-
Last post by Samatr
-
- 0 Replies
- 3752 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 14 Replies
- 3883 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 3 Replies
- 1784 Views
-
Last post by Basra-
-
- 0 Replies
- 10 Views
-
Last post by MinionsJSL