Dowladda Itoobiya oo dalkeeda ku casuuntay Siyaasiyiin caan ah oo ka tirsan Beesha Mareexaan
Xukuumadda Itoobiya ayaa la soo sheegaya in dalkeeda ku casuuntay Siyaasiyiin caan ah oo uu ka mid yihiin xubno ka tirsanaan jiray Dowladdii Jen Maxamed Siyaad Barre kuwaas oo ka soo jeeda beesha Mareexaan.
Warkan ayaa soo baxay xilli ay kacsan tahay xiisaha u dhaxeeya beesha uu ka dhashay Madaxweynaha Soomaaliya iyo beesha Mareexaan oo ay isku haystaan Magaalada Kismaayo, muranka labada beelood ayaa hadda waxaa uu u muuqdaa mid ay soo faragelisay Dowladda Itoobiya.
Xubnaha lagu casuumay Itoobiya waxaa ka mid ah C/qaadir Xaaji Masale oo ka mid ahaan jiray Dowladdii Maxamed Siyaad Barre, waxaana la filayaa raggaas in saacadaha soo socda ay tagaan Magaalada Adis ababa.
Sida aynu ka soo xiganay ilo muhiim ah oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya waxaa la filayaa in raggaas ay tagaan Adis ababa 11- ilaa iyo 12-ka bishan, waxayna ka kulmi doonaan Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya iyo Wasiirkiisa Arrimaha Dibadda.
Horey ayaa waxaa Itoobiya u tagay Siyaasiyiinta Beesha Ceyr kuwaas oo wada hadalo la soo yeeshay Madaxda Itoobiya.
Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradiin007@hotmail.com
Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya
Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
www.midnimo.com
BREAKING NEWS merehan becomes xabashi dhabadhilif
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: BREAKING NEWS merehan becomes xabashi dhabadhilif




Last edited by DawladSade on Tue Jul 10, 2007 9:21 am, edited 1 time in total.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 497
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Carriga Ingiriisiga
Re: BREAKING NEWS merehan becomes xabashi dhabadhilif
Mad_dog the next Marehan president cant be Hiraale....
two Rer Koshins in a row is unfair to other Marehans.
next Marehan president will be Rer Ugas or Rer Siyaad Xusein
two Rer Koshins in a row is unfair to other Marehans.
next Marehan president will be Rer Ugas or Rer Siyaad Xusein
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: BREAKING NEWS merehan becomes xabashi dhabadhilif
shut up sheegato and mind your business, reer kooshin maxaa kaa galay aabaha wase
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS merehan becomes xabashi dhabadhilif
waryaa dawlad
somalia isnt ready for another merehan president
next president is gonna be sheikh shariff
somalia isnt ready for another merehan president
next president is gonna be sheikh shariff
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 342 Views
-
Last post by galia
-
- 19 Replies
- 1852 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 255 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 544 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 26 Replies
- 1734 Views
-
Last post by kadarre
-
- 15 Replies
- 1573 Views
-
Last post by highclass
-
- 0 Replies
- 752 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 12 Replies
- 1225 Views
-
Last post by Hiiraan boy