Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
Boosaaso}11.7-7
Dagaal xoogan oo hubka noocyadiisa kala duwan laysku adeegsaday ayaa ka dhacay duleedka magaalada boosaaso iyadoo ay ku dhinteen tiro kabadan 3 ruux.........................................
Wararka naga soo gaadhaya Deegaanka Jidad oo ka tirsan magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in shalay galinkii danbe uu dagaal ka dhacay deegaankaas oo u dhexeeya labo beeleedo waada daga deegaankaas
Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyoodeen 3ruux, halka dhowrkale uu dhaawac ka soo gaadhay, waxaana la sheegayaa in deegaankaas ay ka jirto dhiilo colaadeed.
dagaalka ayaan wali la'ogayn sababta dhalisay, balse dadka deegaankaas ka agdhow ayaa sheegaya in uu ka kacay aanooyin qabiil.
Si kastaba ha ahaatee beelahaas ay dirirtu dhexmartay shalay ayaa ah kuwa wadda dega deegaanada Gobolka Bari, islamarkaana ah labo beelood oo cudud wayn ku leh gobolkaas, mana jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka puntland.
This is just some more news from their own Darood websites;;;;;;;;;;;;;;;
Amaankii iyo kala danabayntii Puntland oo faraha ka baxay,10 qof oo la dilay Qardho,Jidadka,Boosaso.
Warkii 11-Jul-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa ka taagan gobolada Puntland amaan daro baahsan,iyadoo dhowrkii maalmood ee ina soo dhaafay lagu toogtay gobolada Karkaar,Bari iyo Nugaal ugu yaraan 10 qof,dilalkaas oo u badan aano qabiil iyo malayshiyooyin aan cidna amar ka qaadan oo rabshado wada.
Wadada isku xidha Boosaaso iyo Garoowe ayaa iminka waxaa yaraaday isu socodkeedii gaadiidka,iyadoo cabsi weyn laga qabo in dagaal lagu hoobto uu dhex maro labada beelood ee dega gobolada Karkaar iyo Nugaal,kuwaas oo shalay iyo doraad iska dialy ugu yaraan 4 qof,dhaawac badanina uu jiro,iyadoo isbuucii la soo dhaafay keliya ay iska dileen dad kor u dhaafaya 10 qof.
Labada beelood oo hada shir uga socdo magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ayaan ilaa hada demin colaada cirka isku sii shareeraysa,iyadoo la soo werinayo war sheegayo in hub iyo ciidan urursi uu jiro.
Maamulka Cadde Muuse ayaan haba yaraatee waxba ka qaban dhibaatada ka taagan Puntland,iyada oo dhamaan hay'adaha nabad gelyadu ayan wax talaabo ah ka qaadayn dadka dilalkan geysanaya.
Magaalada Buuhoodle ayaa waxa dhowaan lagu dilay dad kor u dhaafayey 16 qof,waxaana arintaas dhameeyey odayaal is xilqaamay,oo soo afjaray colaadaas,iyadoo ay ka horeysey colaad ka dhacday deegaanka Cagaare ee gobolka SOOL,halkaas oo ay ku naf waayeen dad koru dhaafayey 12 marxuun.

Last edited by LiQaaye_TDH on Wed Jul 11, 2007 10:14 am, edited 2 times in total.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
liqaaye_tdf waad rabta in dagaal dhaco
u and inabaxar love when bad things happen in bosaso

u and inabaxar love when bad things happen in bosaso
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
No we dont......
Laakin why is it ok, to report from the war in Xamar but not the one in Puntland????
Laakin why is it ok, to report from the war in Xamar but not the one in Puntland????
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
liqaaye_tdh runta ahan u and inabaxar are obsesed with puntland walahi
inabaxar i can understand cause hes half darod but adiga. why do u care ninyaho

- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
Hiranboy , I am not a hater like you , saxib nacas baad tahay ee mar dambe yaanan kaa maqlin magacayga.
Allah ha u naxariisto wixii dhintay laakiin 3 qof "dagaal xoogan " la ma yidhah.
Allah ha u naxariisto wixii dhintay laakiin 3 qof "dagaal xoogan " la ma yidhah.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
Aint you from Hiiraan? why do you care if i Report Puntland? i could understand if you were from Puntland, but your from the Crocodile river near Beledweyne 
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
liqaaye ha xanaaqin. inabaxar im not hater
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
cismaan and ciise riyoole just had a aano, there is no war xaasidnmada daa ilka case
-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
Bloody War? Not as bloody as when Garxajis slaughtered each other over Qamadi
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
This is from their own web sites:::
Amaankii iyo kala danabayntii Puntland oo faraha ka baxay,10 qof oo la dilay Qardho,Jidadka,Boosaso.
Warkii 11-Jul-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa ka taagan gobolada Puntland amaan daro baahsan,iyadoo dhowrkii maalmood ee ina soo dhaafay lagu toogtay gobolada Karkaar,Bari iyo Nugaal ugu yaraan 10 qof,dilalkaas oo u badan aano qabiil iyo malayshiyooyin aan cidna amar ka qaadan oo rabshado wada.
Wadada isku xidha Boosaaso iyo Garoowe ayaa iminka waxaa yaraaday isu socodkeedii gaadiidka,iyadoo cabsi weyn laga qabo in dagaal lagu hoobto uu dhex maro labada beelood ee dega gobolada Karkaar iyo Nugaal,kuwaas oo shalay iyo doraad iska dialy ugu yaraan 4 qof,dhaawac badanina uu jiro,iyadoo isbuucii la soo dhaafay keliya ay iska dileen dad kor u dhaafaya 10 qof.
Labada beelood oo hada shir uga socdo magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ayaan ilaa hada demin colaada cirka isku sii shareeraysa,iyadoo la soo werinayo war sheegayo in hub iyo ciidan urursi uu jiro.
Maamulka Cadde Muuse ayaan haba yaraatee waxba ka qaban dhibaatada ka taagan Puntland,iyada oo dhamaan hay'adaha nabad gelyadu ayan wax talaabo ah ka qaadayn dadka dilalkan geysanaya.
Magaalada Buuhoodle ayaa waxa dhowaan lagu dilay dad kor u dhaafayey 16 qof,waxaana arintaas dhameeyey odayaal is xilqaamay,oo soo afjaray colaadaas,iyadoo ay ka horeysey colaad ka dhacday deegaanka Cagaare ee gobolka SOOL,halkaas oo ay ku naf waayeen dad koru dhaafayey 12 marxuun.
Amaankii iyo kala danabayntii Puntland oo faraha ka baxay,10 qof oo la dilay Qardho,Jidadka,Boosaso.
Warkii 11-Jul-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa ka taagan gobolada Puntland amaan daro baahsan,iyadoo dhowrkii maalmood ee ina soo dhaafay lagu toogtay gobolada Karkaar,Bari iyo Nugaal ugu yaraan 10 qof,dilalkaas oo u badan aano qabiil iyo malayshiyooyin aan cidna amar ka qaadan oo rabshado wada.
Wadada isku xidha Boosaaso iyo Garoowe ayaa iminka waxaa yaraaday isu socodkeedii gaadiidka,iyadoo cabsi weyn laga qabo in dagaal lagu hoobto uu dhex maro labada beelood ee dega gobolada Karkaar iyo Nugaal,kuwaas oo shalay iyo doraad iska dialy ugu yaraan 4 qof,dhaawac badanina uu jiro,iyadoo isbuucii la soo dhaafay keliya ay iska dileen dad kor u dhaafaya 10 qof.
Labada beelood oo hada shir uga socdo magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ayaan ilaa hada demin colaada cirka isku sii shareeraysa,iyadoo la soo werinayo war sheegayo in hub iyo ciidan urursi uu jiro.
Maamulka Cadde Muuse ayaan haba yaraatee waxba ka qaban dhibaatada ka taagan Puntland,iyada oo dhamaan hay'adaha nabad gelyadu ayan wax talaabo ah ka qaadayn dadka dilalkan geysanaya.
Magaalada Buuhoodle ayaa waxa dhowaan lagu dilay dad kor u dhaafayey 16 qof,waxaana arintaas dhameeyey odayaal is xilqaamay,oo soo afjaray colaadaas,iyadoo ay ka horeysey colaad ka dhacday deegaanka Cagaare ee gobolka SOOL,halkaas oo ay ku naf waayeen dad koru dhaafayey 12 marxuun.
-
Mrs Musika man
- SomaliNetizen

- Posts: 621
- Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
- Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
[quote="Cilmiile"]Bloody War? Not as bloody as when Garxajis slaughtered each other over Qamadi[/quote]
Liqaaye is a hater, bloody war kulahaa......Only the weak ones exaggerate
Liqaaye is a hater, bloody war kulahaa......Only the weak ones exaggerate
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
wallahi meeshi waa serious ilahay ha sahlo...........
Wadada isku xidha Boosaaso iyo Garoowe ayaa iminka waxaa yaraaday isu socodkeedii gaadiidka,iyadoo cabsi weyn laga qabo in dagaal lagu hoobto uu dhex maro labada beelood ee dega gobolada Karkaar iyo Nugaal,kuwaas oo shalay iyo doraad iska dialy ugu yaraan 4 qof,dhaawac badanina uu jiro,iyadoo isbuucii la soo dhaafay keliya ay iska dileen dad kor u dhaafaya 10 qof.
Wadada isku xidha Boosaaso iyo Garoowe ayaa iminka waxaa yaraaday isu socodkeedii gaadiidka,iyadoo cabsi weyn laga qabo in dagaal lagu hoobto uu dhex maro labada beelood ee dega gobolada Karkaar iyo Nugaal,kuwaas oo shalay iyo doraad iska dialy ugu yaraan 4 qof,dhaawac badanina uu jiro,iyadoo isbuucii la soo dhaafay keliya ay iska dileen dad kor u dhaafaya 10 qof.
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
[quote="Cilmiile"]Bloody War? Not as bloody as when Garxajis slaughtered each other over Qamadi[/quote]
-------------------------------------------------------------------

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
Liqaaye,
Ignore HiiraanBoy.
Good news and good reporting, saxiib.
Cadde Gorilla Muse needs to fight argaxiiso.
Ignore HiiraanBoy.
Good news and good reporting, saxiib.
Cadde Gorilla Muse needs to fight argaxiiso.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Bloody war Duleedka Magaalada BOsaaso
[quote="AbdiWahab252"]Liqaaye,
Ignore HiiraanBoy.
Good news and good reporting, saxiib.
Cadde Gorilla Muse needs to fight argaxiiso.[/quote]
Abdiwahab... The situation over there looks serious, atleast people travel freely in mogadisho, but check this report from Garowe...
Amaankii iyo kala danabayntii Puntland oo faraha ka baxay,10 qof oo la dilay Qardho,Jidadka,Boosaso.
Ignore HiiraanBoy.
Good news and good reporting, saxiib.
Cadde Gorilla Muse needs to fight argaxiiso.[/quote]
Abdiwahab... The situation over there looks serious, atleast people travel freely in mogadisho, but check this report from Garowe...
Amaankii iyo kala danabayntii Puntland oo faraha ka baxay,10 qof oo la dilay Qardho,Jidadka,Boosaso.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 3772 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 0 Replies
- 1095 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 28 Replies
- 1379 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 0 Replies
- 438 Views
-
Last post by NoAngst.
-
- 17 Replies
- 63 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 357 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 21 Replies
- 2276 Views
-
Last post by reer_boqor
-
- 0 Replies
- 614 Views
-
Last post by reer_boqor
-
- 0 Replies
- 585 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 11 Replies
- 1511 Views
-
Last post by DalJecel60