Weligaa ma maqashay...Qofkaasi foofkii ayuu iga jiidhey?
Balaayadii Baan Arkay!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Balaayadii Baan Arkay!
You don't want to see my face...With the frown
Weligaa ma maqashay...Qofkaasi foofkii ayuu iga jiidhey?
Weligaa ma maqashay...Qofkaasi foofkii ayuu iga jiidhey?
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Ma ciddii ku la shaqayn jirtay baad sheegaysa? :coworker
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Ninyahow waad garatay...Ishaad ka riddey ayey yidhaahdaan Reer Muqdisho...
Koob shaaha ayaan kasoo qaatay qolka shaaha, saa meel dheer ayaan ka arkay balaayada saa walaahay wejigeyga ayaa is beddeley...Saa anaa isla yaabay..Balaayo haku dhacdee..aniga oon waxba urin ayaan xanaaqay!

- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Barfuun u gad oo hadiyad ahaan ugu gee bal intaasu isticmaalaa
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Alla Costa miskiinsanaa
Ma waxaad moodeysaa inuu wax ka taro Perfumeku qofka wasakhda ah? Urkiisa ayuu sii qaadayaa perfumeku oo uu gaadhsiinaya meel dheer
Perfume is for clean person...Ma waxay kula tahay inaan ka bakhyli lahaa waxoogaa $$$ si uuna foofka iiga jiidhin?

- Mystic_Angel
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4308
- Joined: Mon Nov 28, 2005 7:21 pm
- Location: we are the living graves of murdered beasts, how can we expect any ideal conditions on somalia?
- Contact:
Re: Balaayadii Baan Arkay!
kambuli, waa maxay waxaad aragtay? 
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Mystic,
Sis...Waa mid baasoo aan ka cabanayey muddo dheer....
Sis...Waa mid baasoo aan ka cabanayey muddo dheer....
- Mystic_Angel
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4308
- Joined: Mon Nov 28, 2005 7:21 pm
- Location: we are the living graves of murdered beasts, how can we expect any ideal conditions on somalia?
- Contact:
Re: Balaayadii Baan Arkay!
loool kambuli, sis Don't let the idiot sap your energy . 
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Mystic,
I honestly can't help
I honestly can't help
- Mystic_Angel
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4308
- Joined: Mon Nov 28, 2005 7:21 pm
- Location: we are the living graves of murdered beasts, how can we expect any ideal conditions on somalia?
- Contact:
Re: Balaayadii Baan Arkay!
if you can't help it sis, cunaha kudheg baastarka and you'd be fine. 
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Cunaha ku dheg aa? You must be joking
Shanta mile-ka ayaa laga guura kaas oo kale eh, shaqada ayaan jeclahay...

-
Ureysoo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4010
- Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
- Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
- Contact:
Re: Balaayadii Baan Arkay!
[quote="kambuli"]Alla Costa miskiinsanaa
Ma waxaad moodeysaa inuu wax ka taro Perfumeku qofka wasakhda ah? Urkiisa ayuu sii qaadayaa perfumeku oo uu gaadhsiinaya meel dheer
quote]
Naa Heedhe Kumbuli Maxaad Sidaas Igu Galeeysa Mandheey. Aniguna Inanta So Yara Salaan Baan Isla Laha, Wa Kaas Adigu Farta Iga Gelinayo Indhaha, Candhufna Igu Dareysid. Maxaad Sidaas Igu Gafe Qofyahay. Xiligaan Waxynu Arkin Ba Iska Yare. Marka Qoradkaga Arkay Wan Yaxyaxay, and I was about 2 weep. Allah Sidu Ku Qaaday, Haranti Ba Dhakada Iga Qaday, Lol...
.................................................
Ma waxaad moodeysaa inuu wax ka taro Perfumeku qofka wasakhda ah? Urkiisa ayuu sii qaadayaa perfumeku oo uu gaadhsiinaya meel dheer
Naa Heedhe Kumbuli Maxaad Sidaas Igu Galeeysa Mandheey. Aniguna Inanta So Yara Salaan Baan Isla Laha, Wa Kaas Adigu Farta Iga Gelinayo Indhaha, Candhufna Igu Dareysid. Maxaad Sidaas Igu Gafe Qofyahay. Xiligaan Waxynu Arkin Ba Iska Yare. Marka Qoradkaga Arkay Wan Yaxyaxay, and I was about 2 weep. Allah Sidu Ku Qaaday, Haranti Ba Dhakada Iga Qaday, Lol...
.................................................
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Hi sis,
Heedhee nafta ka warran
Were have you been? Ilaahay balayaadaas kama dhigee...Ha is habaarine...
Heedhee nafta ka warran
-
Ureysoo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4010
- Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
- Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
- Contact:
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Waan Nabad Qaba Sis, Ee Adiga Xaalada Ka Waran. Teda Kale, Marka Qoralkas Arkay Baan Iska Qoslay, Oo Aan Cantar Baqash Iska So Qoray, Ee Ha Oo Bixin Sis.....
............................................
............................................
Re: Balaayadii Baan Arkay!
Ma qof soo uraya sida ureyso baad urisay ??
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 421 Views
-
Last post by Gladiator=
-
- 0 Replies
- 815 Views
-
Last post by AbduQadir
-
- 26 Replies
- 1235 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 505 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 9 Replies
- 690 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 8 Replies
- 842 Views
-
Last post by Cherine
-
- 2 Replies
- 470 Views
-
Last post by kambuli
-
- 6 Replies
- 541 Views
-
Last post by GAMES
-
- 19 Replies
- 1039 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 0 Replies
- 380 Views
-
Last post by fagash_killer