Waraaqado digniin ah ayaa xalay lagu daadiyay meelo kala duwan oo kamid ah magaalada Muqdisho,iyadoona waraaqahaasi ay ku qornaayeen hanjabaadyo ku aadan xubnaha ka qeybgalaya shirka dib u heshisiinta beelaha Somaliyeed.
Waraaqahaasi waxaa ku qornaa magaca koox kasoo horjeeda joogitaanka Ciidamada Itoobiya iyo kuwa kale ee Somaliya,iyadoona kooxdaasi ay sheegtay in dil ay ku xukuntay qof alaalee ka qeybgala shirkaasi.
Kooxdaasi oo lagu magacaabo Al Shabaab ayaa ah kooxda lagu tuhmo qaraxyada iyo weerarada ka dhacaya caasimada Somaliya,iyadoona kooxdu ay ku xiran tahay Maxaakimtii Islaamka sida ay sheegayaan dadka ku dhaw dhaw.
Waraaqadahaasi ayaa lagu daadiyay xaafado kala duwan oo Muqdisho kamid ah iyadoona xubnaha ka qeybgalaya shirka dib u heshisiinta ay u jeediyeen in ay ka foojignaadaan shirkaasi oo kooxda ay ku sheegtay shir qoolka Umadda.
Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa siyaaba kala duwan u arkay waraaqahaasi iyagoona qaarkood sheegay in ay ka cabsi qabaan in dilal fara badan ay ka dhacaan caasimadad Somaliya.
Waraaqado digniin ah oo Muqdisho xalay lagu daadiyay.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Waraaqado digniin ah oo Muqdisho xalay lagu daadiyay.
thats there wont be a shir aslong as the puntland troops dont go back to there country and the The tigrays also
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Waraaqado digniin ah oo Muqdisho xalay lagu daadiyay.
next president of somaliland is gonna be habarjeclo
habaryoonis iyo habarawal are too soft
habaryoonis iyo habarawal are too soft
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Waraaqado digniin ah oo Muqdisho xalay lagu daadiyay.
i dont mind habarjeclo is our brother wuu qabanaya dalka
hawaadle boi isaaq dont care about xukun as long as dalkuudii is safe and they can speak and talk and make money
hawaadle boi isaaq dont care about xukun as long as dalkuudii is safe and they can speak and talk and make money
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Waraaqado digniin ah oo Muqdisho xalay lagu daadiyay.
[quote="The_Emperior5"]i dont mind habarjeclo is our brother wuu qabanaya dalka
hawaadle boi isaaq dont care about xukun as long as dalkuudii is safe and they can speak and talk and make money[/quote]
waxaas ma ka hadlayo
im saying cigaal iyo tuur were soft
si.laanyo is gonna secure border of somaliland
hawaadle boi isaaq dont care about xukun as long as dalkuudii is safe and they can speak and talk and make money[/quote]
waxaas ma ka hadlayo
im saying cigaal iyo tuur were soft
si.laanyo is gonna secure border of somaliland
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Waraaqado digniin ah oo Muqdisho xalay lagu daadiyay.
tuur was somaliland presiden 2 years but he wanted 2 help hawiye caydeed 2 finish of the darood left overs in mudug
Cigaal build somaliland the international airports name is givin 2 him
over all the snm muj can imagina that
every somalilanders loves cigaal enven the dhuloz and the warsan ask the hartis what do they think of cigaal
they will tell you when cigaal was in power The border was secured

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 5990 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 5 Replies
- 792 Views
-
Last post by Mr.Wise
-
- 1 Replies
- 1165 Views
-
Last post by abdisamad3
-
- 4 Replies
- 897 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 575 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 0 Replies
- 6011 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 702 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 631 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 6 Replies
- 1011 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier