Xisbi Siyaasadeedkii ugu horeeyay oo ay dhawaan ku dhawaaqi doonaan Xildhibaanada BFS.
Muqdisho , Isniin, July , 16 , 2007 Waagacusub.com
Sida laga helayo ila xog ogaala waxaa la soo gabagabeeyay dhismaha Xisbi siyaasadeed baaxad wayn oo ka mid noqon doono Axsaabta siyaasada ee Dalka Soomaaliya.
Xisbigaan oo Dastuurkiisa gaarkaa iyo xeer hoosaadyadiisa lagu qoray English,Arabic iyo Somali waxaa ku hoowlan Siyaasiyiin caana oo Soomaaliya ka soo qabtay xilal kala duwan dhinaca diblomaasiyadana ku xeeldheer kuwaas oo qaarkood ka tirsan Golaha Wasiirada ee Xukumadda Federalka iyo Golaha Baarlamaanka .
Xisbigaan ay ku mideysan yihiin axsaab fara badan ayaa la sheegay inuu taageero baaxadweyn ka heysto Dalalka reer Galbeedka, Jaamacada Carabta iyo Midowga Afrika waxaana qorshahu yahay in lagu dhawaaqo guul iyo guuldaro marka la gabagabeeyo shirka dib u heshiisiinta Qaran .
Xisbigaan oo uu magaciisa noqon doono U------- U ayaa noqonayo Xisbi siyaasadeedkii ugu horeeyay ee ay ku mideeysan yihiin axsaab u badan golaha baarlamaanka Soomaaliya iyo diblomaasiyiin Soomaaliya ,waloow aan la ogayn fikirka ay ka qabaan madaxda sare ee dowlada Federalka.
Dastuurka dalka ayaa dhigaya in dalka laga hergeliyo Xisbiyada axsaabta siyaasada dalka si loo hergeliyo dimqoraadiyad horseedi karta doorasho ay shacabka u codeeyaan hogaanka masiirka dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
BREAKING NEWS Xisbi Siyaasadeedkii ugu horeeyay oo ay dhawaa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 90 Replies
- 62282 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 14 Replies
- 6052 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 21 Replies
- 10421 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 37 Replies
- 2970 Views
-
Last post by zidane88
-
- 0 Replies
- 3719 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 14 Replies
- 3760 Views
-
Last post by Casanova25
-
- 3 Replies
- 1693 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 1 Replies
- 1830 Views
-
Last post by Harti55
-
- 2 Replies
- 2163 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH