Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by DawladSade »

Col Yuusuf Dhuumaal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo xamar laga fuliyey
Posted by Abu-raas
Tuesday, July 17 @ 00:56:26 PDT

Taliyaha waaxda howlgallada ee ciidanka booliiska ee DFKMG Col Yuusuf DHuumaal oo u waramayey warbaahinada xorta ah ayaa sheegay in askar badan lagu laayey howlgallo ay ciidamada booliisku ka fuliyeen qaybo ka mid ah magaalada muqdisho

Col Dhuumaal ayaa ka qayb qaatay howlgallo waxa aya ugu yeereen burcad sifayn oo ay ciidanka booliisku beryahanba ka wadeen caasimadda. Taliyuhu waxaa uu sheegay in ay ku waayeen askar badan, sababtoo ah ayuu yiri iyagoo si taxadar darro ah u dhex socday suuqaqa waaeyen iyo goobaha ay howlgallada ka fuliyeen.

Dhuumaal waxaa uu uga digay ciidanka booliiska inay feejignaan ku dhexmaraan goobaha ay dadwaynuhu marayaan, mar walba haddii ay howlgal ku jiraan iyo haddii kaleba.

Col Dhuumaal ayaa kal hore waxaa uu ra'iisul wasaare Geeddi u magacabaay taliyaha ciidanka Booliiska ee gobolka Gedo, ka dibna C/laahi Yusuf ayaa u magacaabay taliyaha howlgallada ee ciidanka Booliiska ee DFKMG ah.

Waxaa kaloo lagu soo waramayaa in ciidamo badan lagu daadiyey suuqaqa waawayn ee magaalada Muqdisho iyadoo ay ganacsatada ay la soo wajahday cabsi hantidoda ay iyagoo u wareegay suuqaq kale sida Madiina iyo Kaaraan oo ay bidayaan inay ka nabadgelyo roon yihiin suuqa Bakaaraaha oo ay ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa DFKMG ay fariisimo ka samaysteen, maalin walbana howlgallo wax yeela gaysta ay ka fuliyaan.

Magaalada Muqdisho ayaa goobaha ugu nabadgleyada xun caalamka. Shirkii dib u heshiisiinta qaranka ee ka furmay Muqdisho ayaa dib loo dhigay nabadgelyo xumo awgeed.


Abu-raas
Nairobi
Gedoweb Online
*lady_ice_4u2nv*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12183
Joined: Tue May 23, 2006 3:53 am
Location: TO DA LEFT

Re: Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by *lady_ice_4u2nv* »

Ingris PLEASE
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by DawladSade »

it is an article about Col Yusuf Dhumal who was the former police commander of Gedo but now the head of Police Operations in Xamar
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by Koronto91 »

[quote="DawladSade"]it is an article about Col Yusuf Dhumal who was the former police commander of Gedo but now the head of Police Operations in Xamar[/quote]

What is he doing in Muqdisho?
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by DawladSade »

Abdullahi yusuf knows only Mareexaan armed forces can accomplish anything. He is the head of the TFG's Police Operations.
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by Koronto91 »

[quote="DawladSade"]Abdullahi yusuf knows only Mareexaan armed forces can accomplish anything. He is the head of the TFG's Police Operations.[/quote]


Greedy little men know no limits. Rather than defending his clan from Af-gadud's aggressions, he sits in Mogadishu and drinks tea with Biijo.

These men are all cut from the same material.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by DawladSade »

Mareexaan does not need defending lakin waa runtaa, waa calooshi u shaqayste nin afbiijo xil u raacay Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Re: Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by adanboy »

Its al-shabaab hunting season on dabadhilif Laughing Laughing Laughing
User avatar
Koronto91
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4191
Joined: Sat Aug 05, 2006 12:20 am
Location: Coney Island

Re: Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by Koronto91 »

[quote="DawladSade"]Mareexaan does not need defending lakin waa runtaa, waa calooshi u shaqayste nin afbiijo xil u raacay Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]


Walahi these warlords & mini-warlords don't care about their qabiil anymore, they are all out to get a bigger slice of the cake called Somalia... Laughing

People are just too dumb to see it.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Col Yusuf Dhumal oo qirtay in askar kaga dhimatay howlgalo X

Post by COSTA »

[quote="DawladSade"] Col Yusuf Dhumal r[/quote]

The guy karbaashis Iljeex in their hometown just like Col Cabaas karbaashed cagdheer 1988 in Afmadoow and Libooye Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”