Acuudu Bilaah, war dadku xaasidsanaa...

Sidaasey haddii ay risiqa hayaana dadka ugu xaasidi lahaayeen...
Empror! Miyaadan maqal "Alxaasid maa yaflax, wa idaa yaflax, maa daakhil Janna" Berigii aanu caruurta ahayn ayaanu odhan jirney
Dawlad, waxaan weynaha kaaga baryey inaad ku guuleysato imtixaankaas oo aad weliba A+ keento...Inuu Alle kaa yeello mid dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisana ku anfaca aqoonta...