Page 1 of 2

To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:41 am
by DawladSade
Faataxa ii akhriye for my final this morning in my A-term class (full terms wali way socdaan). Laba ducana iigu tuura alle qaluubtiina ha hagaajiyee Cool

p.s. Empeiror adigu alle haka baryin inaan ku dhaco Mr. Green Mr. Green

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:42 am
by The_Emperior5
waleh keenii maysiid Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:42 am
by The_Emperior5
waleh keenii maysiid Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:42 am
by The_Emperior5
waleh keenii maysiid Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:42 am
by The_Emperior5
waleh keenii maysiid Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:42 am
by The_Emperior5
waleh keenii maysiid Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:42 am
by The_Emperior5
waleh keenii maysiid Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:42 am
by The_Emperior5
waleh keenii maysiid Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:45 am
by Karbaash_killa
bahdil.com... Laughing
waraa wax baro dadkaadi jahilmo ayaa karaysay ee Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:49 am
by DawladSade
Emperior you are so predictable my qaldaan wiiq friend. Laughing Laughing


KK, adigu nacnacda daa, faataxa hadaad ii quurtid bal iina akhri Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:51 am
by The_Emperior5
merexaan wax barta anaga dan nuu maha aha sxb

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:52 am
by AbdiWahab252
DS,

Good luck saxiib.

Remember the whole SADE is counting on u Laughing

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:55 am
by DawladSade
Kuwii ii duceeyey waad mahadsantihiin,

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:55 am
by kambuli
Acuudu Bilaah, war dadku xaasidsanaa... Sad Sidaasey haddii ay risiqa hayaana dadka ugu xaasidi lahaayeen...

Empror! Miyaadan maqal "Alxaasid maa yaflax, wa idaa yaflax, maa daakhil Janna" Berigii aanu caruurta ahayn ayaanu odhan jirney Laughing

Dawlad, waxaan weynaha kaaga baryey inaad ku guuleysato imtixaankaas oo aad weliba A+ keento...Inuu Alle kaa yeello mid dadkiisa, dalkiisa iyo diintiisana ku anfaca aqoonta...

Re: To the People of Somalinet.

Posted: Wed Jul 18, 2007 9:56 am
by Karbaash_killa
Dowld... ofcurs waan kuu quura.. Anythingti improve life for my reer gedo Laughing