IT HAS BEGUN
Hoobiyeyaal lagu weeraray goordhaweyd xarunta shirka dib u heshiisiinta beelaha ee Muqdisho
Click here to find this article in English
Mogadishu 19, July 07 ( Sh.M.Network)- Hoobiyeyaal dhowr ah ayaa goordhaweyd lagu weeraray goobo ku dhow xaruntii hore ee gaadiidka ee degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, xilli maanta maanta halkaasi uu dib uga bilowday kulanka dib u heshiisiinta beelaha.
Ilaa iyo 5 hoobiye ayay gaarayaan qaraxyada ka dhacay meelo ku dhow dhow xaruntii gaadiidka. iyadoo wali aan la ogeyn in hoobiyeyaashaasi ay ku dhaceen xarunta iyo in kale.
Sida uu shabelle u xaqiijiyay Goobjooge la yiraahdo Cabdi Wahaab Ogli, hoobiyeyaashaan ayaa waxa ay ahaayeen kuwo is xigay, waxaana lagu soo beegay xilli shirka uu dhamaaday.
Lama oga wali qasaaraha ay geysteen hoobiyeyaashaan oo ku dhacay qaarkood xaafado ka mid ah Shibis iyo C/casiis.
Weerarkaan hoobiye ayaa waxa uu bilowday abaaro 2:20 Pm waqtiga magaalada Muqdisho, waxaana ay ku soo beegmeen xilli la soo xirey kulankii dib u heshiisiinta oo maanta loo qeybiyay ergooyinka qoraalo ku aadan ajandayaal laga doodayo, waxaana la isku soo laaban doonaa maalinta sabtida ah
Ciidamada booliska ee amniga qaabilsan ayaa lagu arkayay wadooyinka ku dhow dhow goobta shirka uu ka socdo iyagoo sugaya amaanka.
Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe.
Click here to find this article in English
Shabelle Media Network Somalia
E-mail us: info@shabelle.net
BREAKING NEWS Hoobiyayaal ku socda madasha shirka dob u hesh
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 394 Views
-
Last post by adanboy
-
- 1 Replies
- 488 Views
-
Last post by adanboy
-
- 7 Replies
- 942 Views
-
Last post by kkk47
-
- 0 Replies
- 379 Views
-
Last post by Addoow
-
- 6 Replies
- 904 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 2 Replies
- 753 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 1 Replies
- 488 Views
-
Last post by Nomand
-
- 9 Replies
- 678 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 0 Replies
- 360 Views
-
Last post by Kees70
-
- 4 Replies
- 320 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW