Snitches Beef With the TFG

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Snitches Beef With the TFG

Post by AbdiWahab252 »

Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye garabka Xaaji Cabdi Iimaan oo maanta aan soo xaadirin munaasabadii furitaanka shirka dib u heshiisiinta beelaha

Waxaa maanta laga waayey madashii u dib uga furmayey shirka dib u heshisiinta Qaranka Sooomaliyeed ee Ex-xarunta gaadiidka booliska ee magaalada Muqdisho xubnaha golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye uu hogaamiyo Xaaji Cabdi Iimaan Cumar, kuwaasoo tiradoodu ay gaareyso ilaa 100 xubnood.

Shir jaraa’id oo ay maanta si wdajir ah ugu qabteen hotelka Ramadaan ee magaalada Muqdisho guddoomihayaha dhaqanka iyo midnmimada beelaha Hawiye Xaaji Cabdi Iimaan Cumar iyo afhayeenkooda C/llaahi Sheekh Xasan ayey kaga warbixiyeen sababaha ay uga qeyb geli waayeen kulankii maanta oo ay sheegeen iney ka dambeysay ka dib markii loo soo dhameystiri waayey casuumadii ay shirka kaga qeyb geli lahaayeen ilaa 100 xubnood oo shirkaasi uga meteli lahaa dhinacooda, kuwasoo uu ku jiro imaamka beelaha Hiraab Imaam Max’uud.

Sido kale, waxay sheegeen xubnahan in ay si weyn u dhaliilsan yihiin qaabka uu ku socdo shirweynaha oo ay sheegeen in dadka qaar ay marin habaabninayaan, waxayna sidoo kale sheegeen in qaabka loo soo xulay ergooyinka shirka ay yihiin kuwo aan loo marin dariiq saxa ah oo isla markaana ay ka muuqato wax is daba marin, waxayna xuseen in guddiga qaban qaabada ee shirka uu iska indhatirayo wax ka qabashada qeylo dhaanta ka soo yeereysa qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed.
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: Snitches Beef With the TFG

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="AbdiWahab252"]

sababaha ay uga qeyb geli waayeen kulankii maanta oo ay sheegeen iney ka dambeysay ka dib markii loo soo dhameystiri waayey casuumadii ay shirka kaga qeyb geli lahaayeen ilaa 100 xubnood oo shirkaasi uga meteli lahaa dhinacooda,

.[/quote]


Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

So basically, they received less $$$$ than they expected?

The Hawiye leadership sold their soul. They would attend the meeting not for reasons of reconciliation, putting their grudges on the tables and burying the hatch but are negotiating how much dough are they gonna make out of it. War wuxu damiir xumaa, belo idinku dhacday
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Snitches Beef With the TFG

Post by AbdiWahab252 »

Sir Luugoyo:

Worse of all these two are marked men and the TFG has given them bodyguards, but how long will they have protection ?
User avatar
galia
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8785
Joined: Tue Mar 15, 2005 6:32 am
Location: 46464
Contact:

Re: Snitches Beef With the TFG

Post by galia »

AW walahi these traitors have defenitly gonna be dead in they stay in somalia, they best make sure they seek asylum in ethiopia, and they should know that they shall never return to somalia without putting their life in danger.
DEMOLITION MAN
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 918
Joined: Sat Jan 22, 2005 3:20 pm
Location: Jowhar city X TNG HQ

Re: Snitches Beef With the TFG

Post by DEMOLITION MAN »

Gacaliso

Traitors? warya if i was a jaqaf like you i wouldn't be talking sh1t,
Sacad is one of those subclans that dont benefit from TNG but still support it, in the hope of getting,,,,,,,DID I JUST SAID IN THE HOPE?????

Even other abgaal subclans like waceysle & wabudan have more pride than you, Fighting & and denouncing the TNG publicly....

No wonder CEYR hates your azz Confused
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”