Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
Hargeysa (Jam)- Xaaladda ammaanka caasimadda Hargeysa ee xilliyada habeenkii, ayaa muddooyinkan dambe waxa aad ugu soo badanaya falalka budhcadnimada ah ee loo geysto dadka guryahooda u hoyanaya, falalkaas oo ay fuliyaan kooxo budhcad ah oo ku hubaysan mindiyo iyo budhadh, kuwaas oo koox-koox isu taaga jidadka xaafadaha dhexdooda iyo qaar ka mid ah laamiyada magaalada oo dadka lugaynaya u geysto dhaawacyo iyo baadhasho.
Ciidammada ammaanka ee ayaa inta badan ku eg goobo cayiman habeenkii, iyada dadka falalka budhcadnimada ah caadaystay oo dhallinyaro ay ka ugaadhsadaan meelo kala duwan oo ka mid ah caasimadda Hargeysa, gaar ahaan saacadaha socodka dadku yaraado iyo fiid-horaadka saxmaddu badan tahay, iyada oo inta badan falalkaasi dhacaan wixii ka dambeeye 9:00 cawaysnimo.
Inkasta oo magaalada Hargeysa ammaankeedu aad u fiicnaa, balse ay hore u jireen falal tuugo qarsoon ah oo inta badan lagu bartilmaameedsado lacagaha, alaabooyinka iyo telefoonnada gacanta lagu qaato ee mobile-ka, falalkaas oo u muuqda kuwo isa soo tarayey, ayaa waxa haatan ku soo biiray falalka budhcadda hubaysan ah ee ay kooxaha dhallinyarada ahi kaga ugaadhsadaan jidadka xaafadaha magaalada, kuwaas oo ah khatar culus oo soo foodsaartay xaaladda ammaanka Hargeysa, isla markaana shacbiga ku beeray werwer iyo cabsi xoog leh oo ay ka qabaan socodka habeenkii.
Kooxaha budhcadda ah ee habeenkii dadka baadha oo jidadka isu taaga koox-koox, ayaa ah kuwo aan inaba wax dareen cabsiyeed ah ka qabin ciidammada ammaanka, gaar ahaan marka la eego meelaha ay ka fuliyaan falalka baadhashada ah oo intooda badani aan ka durugsanayn xarumaha ciidanka boolisku ku leeyihiin xaafadaha magaalada.
Sida oo kale, waxa kooxahaas budhcadda hubaysan ee habeenkii dadka baadha ku soo biiray tuugo ay fuliyaan qaar ka xirfad, farsamo iyo khibradba kaga horreeya noocyadii tuugada ee hore Somaliland loogu arki jiray, kuwaas oo intooda badani ka yimi Itoobiya iyo Soomaaliya, isla markaana u xada lacagaha iyo alaabooyinka ay ka mid yihiin mobile-ka oo si xawli ah ugu fiday guud ahaan dadka reer Hargeysa, arrintaas oo sababtay in si weyn suuqyada loogu arko iibka mobile-da baaliga oo ah kuwo intooda badan la soo xaday, kana jaban kuwa cusub.
Tuugooyinka fudud ee maantii suuqyada ka dhaca, ayaa lagu bartilmaameedsadaa haweenka magaalada ka soo adeeganaya, meheradaha ganacsiga iyo dadka baabuurta wata oo mid ka mid ah tuugtu daaqadda kala hadlo qofka gaadhiga wata, mid kalena daaqadda kale ka qaato shaygii indhiha tuugadu ku maqnaayeen. Sida oo kale, meheradaha qaarkood ayey tuugtaasi intay alaab ka baayacaan, isla markaana qofka meherada iibinaya u diraan alaab shalafka sare saaran, ayaa marka qofku jeesto kala cararaan shay ama dhawr shay oo ka mid ah alaabtii dukaanku iibinayey, taas oo inta badan ku dhacda meheradaha mashquulka ah ama qof keli ahi joogo. Waxa kale oo jira tuugo casri ah oo ay xaafadaha dhexdooda ka fuliyaan, iyaga oo inta ay guryaha is-hortaagaan dadka guriga deggan ku yidhaahda dhibaato ayaa igu dhacday ee ii dhiiba mobile aan cid ugu qayshado, kadibna inta uu qofku run ka moodo u dhiibo, dabadeedna uu la baxsado.
Sida oo kale, waxa iyaguna beryahan dambe soo badanaya tuugta habeenkii guryaha u dhaca, gaar ahaan xilliyada la hurdo, fiidadkii iyo subaxnimada marka guryaha laga baxo.
Inkasta oo ciidammada ammaanka oo duruufo badan oo nololeed haystaan itaalkooda dadaalaan, haddana arrimahan ayaa ah kuwo u baahan hawlgallo muhiim ah oo ay xukuumadda Somaliland oo kaashanaysa shacbigeedu ku qaadaan la-dagaallanka iyo ka-hortagga falalka budhcadda iyo tuugada ah ee ku soo badanaya caasimadda Hargeysa, kuwaas oo horseedi kara xaalad nabadgelyo-darro culus ah oo ku baahda guud ahaan magaalada.
Meelaha ugu daran ee ay budhcadda hubaysani habeenkii dadka ku baadhaan waxa ka mid ah agagaarka suuqa Gobonimo, xaafadaha Daruuraha, Idaacadda, Cabbaaye iyo Jigjiga-yar, iyada oo ay jiraan meelo kale oo ay kooxaha budhcadda ahi ka fuliyaan falalka baadhashada ah.
Inkasta oo marar badan xabsiga loo taxaabo shaqsiyaad caadaystay falalka tuugada iyo budhcadda ah, haddana waxa badi ku soo baxaan saamaxaadda ciidaha ee Madaxweynuhu u fidiyo maxaabiista ku jirta jeelasha dalka, markasta oo saamaxaadi dhacdana badi magaalooyinka waaweyn ee Somaliland waxa aafeeya falalka jebinta guryaha, meheradaha ganacsiga iyo baadhashada badheedhka ah ee dadka lugta ah, sidaa darteed waxa loo baahan yahay in dadka la cafiska loo fidinayo aan lagu darin maxaabiista u xidhan falalka tuugada ah.
Jamhuuriya Online
walaahay imikay meeshu magaalo noqotay, ku-wiinan summer time kii holiday hrg to tagaya lol, idinkoo 21 stiches le baydun soo noqon lol

- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
- Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
Where is liqaaye?

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
kama baqanayaan rayaale no more
wala soo qab qabanayaa
wala soo qab qabanayaa
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
khalid aduu xaafadee baad dagtaan ?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
xeera aur boqol iyo kontanka xaaafaada sh mader and ganad
we got all houses there
and now we bought or stole some land in dunbuluq in daanta ciidangaalle
we got all houses there
and now we bought or stole some land in dunbuluq in daanta ciidangaalle
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
You have all the houses in sheekh madar..warya beenta jooji iyo faanka bakhtiga ah

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
[quote="MASKIINA"]You have all the houses in sheekh madar..warya beenta jooji iyo faanka bakhtiga ah
[/quote]
no those are houses of my parents and brothers
if i tell you of my uncles
hargesa uu dhan anaga baa iska leh

- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
Jaanjaan tuugonimo ku faaneeya weeye nacalle ku dhacdaygu , jail-ka inta lagu tuura furun cengagan iyoo koob biyaa maalinti la siiya .
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
khalid adna waxaan kugu nacaa marka Hrg saba la soo hadal qaado, adeer kay iyo abtigay ama aaabahay baa waxan iyo waxan le uun baad la soo boodaa,
waar horaa loo yidhi " aabahay baa Geel leh waxa dhaama anigaa dameer leh'
if u know what im saying
waar horaa loo yidhi " aabahay baa Geel leh waxa dhaama anigaa dameer leh'
if u know what im saying
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
[quote="Ghetto_Faarax"]khalid adna waxaan kugu nacaa marka Hrg saba la soo hadal qaado, adeer kay iyo abtigay ama aaabahay baa waxan iyo waxan le uun baad la soo boodaa,
waar horaa loo yidhi " aabahay baa Geel leh waxa dhaama anigaa dameer leh'
if u know what im saying[/quote]
haye hargesa anigu dhul babaan iibsaday eeh dhanka shacabka taa aniga leeh
iska daa wuxu xajigu leeyahay 4000. u usd aah ayaan soo siistay
imika awaxay maraysa 16500 bay maraysa qiimaha dhulku
soo waan iska sugii
waar horaa loo yidhi " aabahay baa Geel leh waxa dhaama anigaa dameer leh'
if u know what im saying[/quote]
haye hargesa anigu dhul babaan iibsaday eeh dhanka shacabka taa aniga leeh
iska daa wuxu xajigu leeyahay 4000. u usd aah ayaan soo siistay
imika awaxay maraysa 16500 bay maraysa qiimaha dhulku
soo waan iska sugii
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
empo
taasi waa nacnac foqal nacnac.....inan yaro wali ilko dhacsan baad tahey ee reerkiina haa ceebayen ........nuux ismail are very smart pple...adigo nacasanimadan meeshad aad ka wadatid baaban garan laayahey.
Nin faaney waa ri is nuugtey....It dosent matter if you are the king of hargeysa...inaad internetka niicda ka gortid maaha sidii islaan yaro foolaneysaa ee hana ceebayen iska aamuus oo isku xishood.....Cid meeshan ka taqaan ma jirto...nobody cares..so have some dignity.

Last edited by MASKIINA on Thu Jul 19, 2007 2:26 pm, edited 1 time in total.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
Who said he is nuux ismaacil? Miyaad waalantihin 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1632
- Joined: Thu May 31, 2007 2:24 pm
- Location: Runtii if you are not isaaq, F'uck you
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
looooooooool.. Miskiina very well said, anyway reason i bought up this topic is i wanted to ask any of the forumers here have any of u guys been Robbed in Hargeysa, i remember in 2005 while i was there my little brother and his mate were robbed by 3 guys who had knifes they took their mobiles money and even hats and jackets, funny thing was my lil brother reconised some guy wearing his jackter few evenings later and we beat the crap out of him, turns out he was high on glue or some shit...
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ammaanka Hargeysa ee Habeenkii soo Xumaanaya
[quote="MASKIINA"]empo
taasi waa nacnac foqal nacnac.....inan yaro wali ilko dhacsan baad tahey ee reerkiina haa ceebeen ........nuux ismail are very smart pple...adigo nacasanimadan meeshad aad ka wadatid baaban garan laayahey.
Nin faaney waa ri is nuugtey....It dosent matter if you are the king of hargeysa...inaad internetka niicda ka gortid maaha sidii islaan yaro foolaneysaa ee hana ceebeen iska aamuus oo isku xishood.....Cid meeshan ka taqaan ma jirto...nobody cares..so have some dignity.
[/quote]
yaa ku yidhi waxaan ahay anigu nuux ismacil
anigu maan faanin laakin hargeysa wa hoygegii

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 8909 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 2 Replies
- 563 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 0 Replies
- 433 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 0 Replies
- 445 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 1 Replies
- 766 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 0 Replies
- 1198 Views
-
Last post by jooqle222
-
- 9 Replies
- 593 Views
-
Last post by sahal80
-
- 7 Replies
- 477 Views
-
Last post by Costa__
-
- 0 Replies
- 454 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 0 Replies
- 622 Views
-
Last post by A.A.GULLEID