Page 1 of 1

BREAKING NEWS ABGAAL VS HABAR GIDIR MIGHT RETURN

Posted: Sat Jul 21, 2007 7:17 am
by Hiiraan boy
Dagaal qabiileyd oo xoogan oo laga cabsi qabo in uu ka qarxo Muqdisho
Muqdisho
Dagaal Xoogan ayaa laga cabsi qabaa in uu ka qarxo Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdidsho sida ay saadaaliyeen dadka u guur gala arimaha Siyaasada..

Arimaha dagaalkaan ayaa soo dadajin rabo kadib markii ciidamo beeleedyo ka amar qaata Nuurdaqle ay soo dageen Suuqa Bakaaraha iyagoona ganacsatada ku amray in ay u guuraan suuq Bacaad arintaas oo ka dhiidhiyeen kooxa ganacsatada ee Suuqa Bakaaraha.

Dagaalka oo laga cabsi qabo in ciidamada DFKMG ay u kala jabaan laba dhinacee iska soo horjeeda si laba maalin ka hor ka dhacday Suuqa Bakaaraha oo keentay in ciidamada u kala jabaan qabiil taasoo magaalada laga cabsin qabo in dagaalkii ugu xumaa uu ka dhaco Muqdisho.

Arinta hadda socota oo u muuqato mid lagu cuuryaaminaayo dhaqaalaha dadka reer Muqdisho ayaa waxaad ugu xumaaday beesha caalamka oo iyagu keenay in Soomaaliya ay fara galisa ciidamada Itoobiya

Horey ayaa loo xiray suuqyo waaween oo ku yaalo koonfurta Muqdisho kuwaas oo loo raray waqooyiga Muqdisho sida Suuqii xoolaha ee ku yiilay Dayniile oo dan yar badan ay wax ka soo galeysay

Arunta murugsan ee taalla Muqdisho hadaan rabi u bixin duul caafimaad qabo in ay noqon doonta meel uu ka dhaco dagaal xun oo lagu hoobtay ,saadaalin la sameyey 16kii sano dagaalada ka jiray Muqdisho waxaa la sheegay kan hadda socdaa uu ka dhimasho iyo dhaawac iyo barakicin ka badan yahay

Maxamed Nuur Cabdi Dayniile,Muqdisho


maxamed_nuur@hotmail.

News Update in English www.dayniileone.com

Re: BREAKING NEWS ABGAAL VS HABAR GIDIR MIGHT RETURN

Posted: Sat Jul 21, 2007 7:22 am
by kkk47
insha-allah it will not happen

coz my country will remain choes

Re: BREAKING NEWS ABGAAL VS HABAR GIDIR MIGHT RETURN

Posted: Sat Jul 21, 2007 7:44 am
by ciyaal_warta
acuudi billah sxbow i dontwana see like dagaalki afar bilood i was in wardhiigley it was hell Cool

Re: BREAKING NEWS ABGAAL VS HABAR GIDIR MIGHT RETURN

Posted: Sat Jul 21, 2007 7:45 am
by Mrs Musika man
VIVA abgaal


habar gidir must go back to galgadud Laughing

Re: BREAKING NEWS ABGAAL VS HABAR GIDIR MIGHT RETURN

Posted: Sat Jul 21, 2007 8:01 am
by The_Emperior5
viva habargedir
cayr
sacad
selebaan
iyo saruur

inta baa one vision

Re: BREAKING NEWS ABGAAL VS HABAR GIDIR MIGHT RETURN

Posted: Sat Jul 21, 2007 8:43 am
by SummerRain
Hiiraan Boy,

U have serious issues walle, why would you wish for such a thing to happen again.

Re: BREAKING NEWS ABGAAL VS HABAR GIDIR MIGHT RETURN

Posted: Sat Jul 21, 2007 8:54 am
by Hiiraan boy
[quote="Ismahan123"]Hiiraan Boy,

U have serious issues walle, why would you wish for such a thing to happen again.[/quote]

stop giving me the blame

dayniil wrote this not me

cant u read

dalkanews writes too

Bartilmaameedsiga Suuqa Bakaaraha oo laga yaabo inuu soo celiyo Dagaal sokeeye.
(21-07-2007)Maleeshiyo beeleedyo gaar ah oo ay wataan dhowr nin oo isku jufo ah ayaa 18kii beri ee la soo dhaafay waxay shaqo ka dhigteen Suuqa Bakaaraha oo ay ku ganacsadaan dad aad u badan oo ka kala yimid daafaha Soomaaliya.


Maleeshiyaadkaan iyo ragga wata oo hal jufo ah ayaa waxay suuqa ka wadaan dhac iyo boob ay ku hayaan Soomaalida ku ganacsata Suuqa, iyagoo si gaar ahna u bartilmaameedsanaya hal beel, waxaana taasi keentay in beelaha ku ganacsada Suuqa ay iska arkaan kana wada hadlaan sidii leysaga dhicin lahaa shaqsiyaadka u soo dhar dhigtay iney dhacaan ama burburiyaan hantidooda.

Maleeshiyaadkaan ayaa marka laga soo dirayo xarumahooda waxaa lagula soo dardaarmaa iney dhacaan wax kasta oo ay arkaan sida mobeyllada, lacagta, maacuunta, raashinka, dharka, daawada, saacadaha, waxaana kaloo loo soo sheegaa iney xabad ku dhuftaan cid kasta oo ay u gartaan inuu ka tirsan yahay beelaha ku ganacsada Suuqa Bakaaraha.

Arrintaan ayaa waxaa hore uga dhawaajiyey Hoggaamiye jufeedka Salaad Cali Jelle (salaad calkuus), iyo Maxamed dheere, iyagoo shaqadana u soo dhiibey Nuur Daqle oo ah kaabo mooryaankii CC baabuurta la soo xado ku fur-furan jirey iyo Cabdulqaadir BeBe.

Xaaladda ayaa haatan meel xun mareysa, waxaana Ganacsatada Suuqaan ay ashtako iyo digniin u gudbiyeen beesha ay ka soo jeedaan mooryaantu, waxaana Ganacsatada qaarkood ka dhawaajiyeen in haddi arrintani aan si deg-deg ah wax looga qaban laga yaabo iney dhacdo xaaladdi murugada laheyd ee dhixmartay Hutu iyo Tutse oo reer Ruwanda ah.

Dalkanews.com Muqdisho

Re: BREAKING NEWS ABGAAL VS HABAR GIDIR MIGHT RETURN

Posted: Sat Jul 21, 2007 9:09 am
by wadaniweyn1
those militia men must be the dameeralay abgaal and those they trying to rob cayr Sad all i can say may allah have mercy on there souls when ethiopia leaves , cos cayr mujahadeen will ride on dem like they always did .