Somalilanders in Xamar for shiir

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Somalilanders in Xamar for shiir

Post by Mrs Musika man »

Over 100 isaaqs Shocked


____________________
Ergooyinkii Somaliland oo soo Gaadhay Muqdisho

By: 3C..s
News/Articles

Maamulka falaagada ee lamagac baxay Somaliland, badi dadka Soomaaliyeedna ay u yaqaaniin SNM (Soomaalida Neceb Midnimada), ayaa ku guul-daraystay in uu is-hortaago ergooyinka uga qaybgalaya shirka Dib u Heshiisiinta Qaran ee ka socda magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Maamulkan oo ka arimiya gobalka Waqooyi Galbeed iyo qeybo ka mid ah gobolka Togdheer ee Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya, ayaa hore uga dhawaajiyay in cidii ka qaybgasha shirkaas lagu qaadi doono khayaamo qaran isla markaana ay mudan doonaan xadhig.



Ergooyin ka badan 20 xubnoon ayaa maanta ka dhoofay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobalka Mudug iyaga oo kusii jeeeda madasha shirka dib u heshiisiinta Soomaaliya halkaasi oo ay uga sii horeeyeen in kabadan 80 xubnoon oo kasoo jeeda ismaamulka Somaliland. Haatan In ka badan 100 xubnood oo kasoo jeeda Hargaysa, Burco iyo Berbera ayaa shirka qaran ku matalaya Ismaamulka Somaliland. Waxaa hubaal ah in tani ay dhabar jab ku noqonayso Somaliland oo mar walba ku howlan kala jar jarka wadanka Soomaaliya. Sidoo kale ka qaybgalka shirkani waxa uu meesha ka saaraysa riyadii ahayd gooni isku taaga Somaliland, isaga oo isla markaana xoojinayaa midnimada wadanka iyo kan ummada Soomaaliyeed.



Shirka oo looga qaybgalayo hab-beeleed ayaa waxaa hore usii joogay ergooyin matalaya gobolada Soomaaliya oo dhan, gaar ahaan gobolada Sool iyo Sanaag oo Somaliland ay sheegato laakiin si toos ah u hoos yimaada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Sidoo kale beesha dagta Gobolka Awdal ayaa iyaguna mar hore iska soo xaadiriyay madasha shirka.



Isku soo wada dooboo, Isku dayga ay Somaliland ku rabtay in ay ka hor istaagto ergooyinkan (ee suurtoobi waayay), waxa ay muujinaysaa sida ay maamulkan uga go’an tahay ka hortaga Soomaali isku timaada isla markaana uu heshiis dhex maro. Sidoo kale Maamulka Somaliland in ka badan 15 sano ayuu ku ducaysanayay in Xamar dagaal uusan ka istaagin iyaga oo burburka, dhaawaca iyo dhimashada walaalahood ku raadinayay ictiraaf siyaasadeed.



three_cs@hotmail.co.uk
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Somalilanders in Xamar for shiir

Post by LiQaaye_TDH »

Laughing Laughing Laughing Laughing

u wish son....
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Re: Somalilanders in Xamar for shiir

Post by Mrs Musika man »

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing


Over 100 in short notice???

Damn you were quicker than the marexaan Laughing
cabdallah252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3226
Joined: Fri Apr 27, 2007 9:25 pm
Location: Greater Majeerteeniya

Re: Somalilanders in Xamar for shiir

Post by cabdallah252 »

mandheera prison is awaiting them... Surprised
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Somalilanders in Xamar for shiir

Post by paidmonk »

Oh no!

Riyaale is gonna b!tch-slap the f'uck out of those niggas. Isaaq better not get out of line while the Riyaale Mafia is watching. Twisted Evil
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”