darodka qarkii oo ku washaay the jelousy of issaq ?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

darodka qarkii oo ku washaay the jelousy of issaq ?

Post by wadaniweyn1 »

wallahi darod waxaay ku washeen the jelousy and envy of issaq Sad i been check out there websites lately and these ppl r either sick or anigaa walaan , every website i checked especially the dhulmahante and warsangali ones have fasination with issaq , issaq this issaq dat Sad waar nimaanyo cuqdada iska daaya and illahay jelousyga wadnahina ha ka saaro Cool these r few of there been abuurs.

Ergooyinkii Somaliland Oo Soo Gaadhay Muqdisho

Jul 21, 2007 By:

Muqdisho(Jidbaale.com):-Maamulka fallaagada ee lamagac baxay Somaliland, badi dadka Soomaaliyeedna ay u yaqaaniin SNM (Soomaalida Neceb Midnimada), ayaa ku guul-daraystay in uu is-hortaago ergooyinka uga qaybgalaya shirka Dib u Heshiisiinta Qaran ee ka socda magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Maamulkan oo ka arimiya gobalka Waqooyi Galbeed iyo qeybo ka mid ah gobolka Togdheer ee Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya, ayaa hore uga dhawaajiyay in cidii ka qaybgasha shirkaas lagu qaadi doono khayaamo qaran isla markaana ay mudan doonaan xadhig.



Ergooyin ka badan 20 xubnoon ayaa maanta ka dhoofay magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobalka Mudug iyaga oo kusii jeeeda madasha shirka dib u heshiisiinta Soomaaliya halkaasi oo ay uga sii horeeyeen in kabadan 80 xubnoon oo kasoo jeeda ismaamulka Somaliland. Haatan In ka badan 100 xubnood oo kasoo jeeda Hargaysa, Burco iyo Berbera ayaa shirka qaran ku matalaya Ismaamulka Somaliland. Waxaa hubaal ah in tani ay dhabar jab ku noqonayso Somaliland oo mar walba ku howlan kala jar jarka wadanka Soomaaliya. Sidoo kale ka qaybgalka shirkani waxa uu meesha ka saaraysa riyadii ahayd gooni isku taaga Somaliland, isaga oo isla markaana xoojinayaa midnimada wadanka iyo kan ummada Soomaaliyeed.

Shirka oo looga qaybgalayo hab-beeleed ayaa waxaa hore usii joogay ergooyin matalaya gobolada Soomaaliya oo dhan, gaar ahaan gobolada Sool iyo Sanaag oo Somaliland ay sheegato laakiin si toos ah u hoos yimaada Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Sidoo kale beesha dagta Gobolka Awdal ayaa iyaguna mar hore iska soo xaadiriyay madasha shirka.

Isku soo wada dooboo, Isku dayga ay Somaliland ku rabtay in ay ka hor istaagto ergooyinkan (ee suurtoobi waayay), waxa ay muujinaysaa sida ay maamulkan uga go’an tahay ka hortaga Soomaali isku timaada isla markaana uu heshiis dhex maro. Sidoo kale Maamulka Somaliland in ka badan 15 sano ayuu ku ducaysanayay in Xamar dagaal uusan ka istaagin iyaga oo burburka, dhaawaca iyo dhimashada walaalahood ku raadinayay ictiraaf siyaasadeed.


three_cs@hotmail.co.uk

Xigasho: Allsanaag.com
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: darodka qarkii oo ku washaay the jelousy of issaq ?

Post by wadaniweyn1 »

more lies and wishul thinking from the lowlifes and scum of somalia.

2007] Mid ka mid ah Isimada Habar Xabuusheed oo lagu xukumay in le xidaayo.

Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadoow) oo ka mid ah Madaxdhaqameedyada Beelaha Dirta Waqooyi oo ka hadlay shalay arimaha Somalia ayaa maamulka Riyaale maanta wuxuu ka soo saaray Qoraal waxaana lagu xukumay in la xiro Boqorka marka uu soo noqdo,sababaha loo xukumay ayaa lagu sheegey in ay yihiin in uu ka hadlay arimaha Somalia sidaa darteedna wuxuu mutaystay Xarig

Mid ka mid ah Siyaasiyiinta ka soo jeeda Habar Xabuusheed oo maanta ka hadlay Xukunkaas ayaa sheegey in uu la mid yahay kuwii hore loogu geysan jiray Beesha Habarxabuusheed wuxuu wal wal badan ka muujiyey dhaqanka xun ee lagula kacayo

Wariye Yoonis Cali Nuur Oo Layabay boqor buur madoow hadalkiisa isku dhexdaadsan ayaa wuxuu weydiiyey su,aashan

" boqor buurmadow adiga waxad joogtaa inta badan dibada soo kama fiicno inaad tagtid gudha ka dibna aad ka dhiibato fakirkaada " ayuu weydiiyay wariye Yoonis cali Nuur Oo ka tirsan laanta afsoomaliga

Yoonis cali nuur oo su,aalihisa sii wato wuxuu weydiiyay boqorka

" Soo lama orankaro boqor buurmadoow fara badanaa mar waxad ka hadlaysaa somaliland marna waxad ka hadshaa puntland hadeerna waxaad ka hadlaysaa shirka ka socota casimada somaaliya "

Halka ka dhegeyso Waraysigii Boqorka Buurmadow

Jamac Cali
allsanaag.com
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: darodka qarkii oo ku washaay the jelousy of issaq ?

Post by Hyperactive »

is daji wah ko hasdaya babn jirin. maba is dano.
User avatar
adanboy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1184
Joined: Thu Mar 22, 2007 12:28 pm
Location: Struggle

Re: darodka qarkii oo ku washaay the jelousy of issaq ?

Post by adanboy »

viva isaaq Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
wadaniweyn1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2325
Joined: Wed Mar 28, 2007 10:39 pm

Re: darodka qarkii oo ku washaay the jelousy of issaq ?

Post by wadaniweyn1 »

dad bay meelu buuktaa , anybody know where i can find that song ? Laughing cos dad bay meelu buuktaaa 4 real oo jelousy and envy uu dimanaayo Sad


adanboy , i am pro somaliweyn but when i see cuqdada and envyga dadka qaarkahaya issaq i wonder why Confused then i remember we asked 4 it by leaving them to live on usaid and oxfam donations while issaq is on there way to the sky Cool Very Happy Cool


viva issaq dem. Cool Cool Cool Cool Cool Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Very Happy Cool Cool Cool Cool Cool
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Re: darodka qarkii oo ku washaay the jelousy of issaq ?

Post by Mrs Musika man »

Saying that Isaaqs went to Xamar is nothing compared to justifying the rape and abuse of a 15 year old Harti girl, that is what the isaaq media did. DISGUESTING Shocked


You cry over hearing "Maamulka lamagac baxay Somaliland" but you are happy when your media reporst criminals being sentance to death or life in prision but actuall its only because of their tribe they are being punished. get over it and welcome to reality

Jealosy? Laughing Im pretty sure no one claims you but you claim others, That is the problem my friend. Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”